{WARSANBAIDOA} Warka idaacada WARSAN Caawa waxaa soosaartay Shukri Ismaaciil
Waxaana idin soogaarsiinaya Wariye Bilaal Hilaal Dhageysi gana waa xagiina
{WARSANBAIDOA} Warka idaacada WARSAN Caawa waxaa soosaartay Shukri Ismaaciil
Waxaana idin soogaarsiinaya Wariye Bilaal Hilaal Dhageysi gana waa xagiina
{WARSANRADIO}Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay weerar culus oo Aroornimadii hore ee saakay xoogagga Al-shabaab ku qaadeen saldhig ciidamada dowladda iyo kuwa maamul gobolleedka Jubbaland ku lahaayeen…
{WARSANRADIO}Ilaa Lix ruux oo Kalluumeysato Soomaliyeed ah ayaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen xeebaha Puntland kaddib markii ay degtay Dooni ay wateen sida ay warbaahinta u sheegeen mas’uuliyiinta deegaanka.…
{WARSANRADIO}Kulankan ay isugu imaadeen odiyaal siyaasiyiin dhalinyaro iyo haweenka beel ka mid ah beelaha dega kgs waxaa uu ka dhacay magaalada baydhabo ee gobolka baay . Kulanka waxaa lagu taageeraayey…
Deegaanka teed oo xeradan ku taala waxey xudur u jirtaa 30 km waxaa dhawaan fadhi ku yeeshey cutubyo ka tirsan ciidanka qalabka sida ee gobolka bakool . Booqasho ku aadan…
{WARSANRADIO}Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha dalka ayaa maanta tababar ku aadan aas aaska xogaha iyo tiro koobka dalka ee (Basic of Statistics) ugu qabatay Magaalada Muqdisho shaqaaale ka kala…
{WARSANRADIO} La taliyaha madaxweynaha koonfur galbeed ee arimha bulshada iyo siyaasadda Idiris Maxamed Leesto ayaa shir jaraa,id uu ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa waxaa uu sheegay in wax laga xumaado…
{WARSANRADIO}Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa bilowday dhageysiga dacwad loo heysto nin lagu soo eedeeyay inuu Kooxda Daacish u duubi jiray muuqaalada dilalka, kaasoo bishii April ee sanadkan…
{WARSANRADIO}Kulan ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah Xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan isu diyaarisay inay soo gutaan Waajibaadka Xajka iyo Culimada ku dhaqan ayaa waxay walaac ka in Xajka sanadkan uu…
{WARSANRADIO}Tartankan ayaa ah mid u dhexeeyo laamaha kala duwan Xaafadda Wadajir ee Magaalada Baydhabo, waxaana soo abaabulay iskuulka mac’muur. Mukhtaar Maxamed guuleed oo ah maamulaha Iskuulka mac’muur ayaa furitaanka tartanka…