Runtii weey mudnaayeen in la siiyo shahaadooyin lagu abaal marinayo abwaanada iyadoo lagu weynaynayo isla markaana loo qirayo in ay yihiin haldooro bulshada KGS afkooda Maayga ay ku hadlaan in uusan lumin oo uu soo gaaro heerkan ah in uu ka mid noqdo labada af ee Soomaalida ku hadasho dastuurkana ku qoran.
Kol hore haddii ay waayeen in helaan hogaamiyayaal soo xusuusta haldoornimadooda oo awood leh, hadda weey heleen, waxaa yimid waayihii ay sugayeen waligood in uu imaanayo iyagoo ka niyad jabin ay ku taami jireen kadib markii sandkii 2016kii ay saaxadda siyaasadda looga arimayo mid ka mid ah oo ah golaha sharci dejinta Soomaaliya nasiibku ugu simay in ay ku soo baxaan siyaasiyiin mug iyo miisaan leh oo fahamsan baahiyaha bulshada iyo haldooradii la iloobay waxtarkooda sida abwaanada halabuurka ah kadibna durba abwaanada gudoonsiiyay shahaado sharaf qaali ah.
Waa kuwan Xildhibaan Maxamed Xuseen afaraale oo hadalo qiiro galiyay Abwaanada ka jeediyay xafladdi lagu gidoonsiinayay Shahaada Sharafta Bulshadana u sheegaya Abwaanada kaalinta ay ku leeyihiin jiritaanka afka Bulshada iyo sida loo sahlanayo.
Xildhibaan Maxamed Xuseen afaraale si loo helo raad ay dhaxlaan jiilka danbe ee imaan doono afka Maaygana u lumin waxaa uu soo jeediyay in la dhiso libraeeri lagu kaydiyo afka maayga suugaantiisa oo qoran taasoo uu xildhibaanka si gaar ah ugu dhiirigaliyay in ay kacaan dhalinyarada waxbaratay ee maanta haysata fursado ka badan tii ay haysteen dhalinyaradii tirade yarayd oo qaarkood magacyadooda soo hadal qaaday kuwaa soo shaqadoodii la qaatay afkoodii laga naqaystay kaalintoodii la inkiray iyadoo loo adeegasaday dhaqaale Dowladeed iyo xukun adag, iayadoo taas ka shidaal qaadanaya Dhalinyarada ay ka faa’idaystaa xoriyadda iyo ilbaxnimada casrigan la joogo ay afkooda meel lagu kaydiyo u sameeyaan Abwaanada dhaxal ka reebaan jiilka danbe wax tari doona.
Waa munaasabado xildhibaanadii laga doortay KGS xiligii doorashooyinkii dabanaa 2016kii doortay in ay ka qayb galaan marka lagu casuumo adagtahay, in ay iyaga abaabulaan warkeeda daaye. Balse faraha bina’aadamkaba ma sinna sidaasi darted waxaa taasi sameeyay Xildhibaano oo inta maskaxdooda ka soo maaxatay qabtay xaflad Abwaanada lagu gudoonsiinayo shahaado sharaf waxtarkoodana bulshada u soo bandhigay taasoo isbedel iyo xiriir cusub u samayn doonta xiriirka bulshada iyo saamaynta abwaanada xildhibaan Idiris cabdi Dhaqtar iyo Maxamed Xuseen Afaraale iminka ay Bulshada in ay u ifiyaan kaalintooda guntiga dhiisha isaga dhigay si maskaxda Abwaanada jiilka danbe u dhaxlaan.
July 2018
-
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: July 12th, 2018…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Guddiga Baarlamaanka Arrimaha Diinta oo ka digey in sanadkan Soomaalida aysan gudan waajibaadka xajka
by Warsan Radio July 12, 2018{WARSANRADIO}Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan Garsoorka,Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa ka digey in sanadkan ay xujayda Soomaaliyeed ay awoodi waayeen inay gutaan waajibaadka gudashada Xajka sababo la xiriira shirkadaha diyaaradaha ee…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Golaha Wasiirada oo ansixiyay Siyaasadda Kormeerka iyo Qiimaynta
by Warsan Radio July 12, 2018{WARSANRADIO}Ra’iisal Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa shir guddoomiyay kulanka golaha wasiirrada oo looga hadlay arrimo ay kamid yihiin amniga dalka, hiigsiga dhaqaalaha 2040-ka, Sharciga hanti-dhawrka, siyaasadda kormeerka…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:- Wasiirka Duulista Hawadda DF Soomaaliya oo war ka soo saaray shirkaddaha diyaaradaha qaarkood
by Warsan Radio July 12, 2018{WARSANRADIO}Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad ayaa sheegay in diyaarad aan sharuudaha looga baahan yahay u dhameystirneyn ay ka shaqo gali garin Garoonka Diyaaraha Adan cadde…
-
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: July 11th, 2018…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Guddoomiye Mursal oo qoraal ku shaaciyay in la soo xiray Kalfadhigii 3aad ee Baarlamaanka
by Warsan Radio July 11, 2018{WARSANRADIO}Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ku dhawaaqay in la soo xiray kalfadhigii 3aad ee Baarlamaanka. Qoraal loo kala diray Xildhibaanada Golaha…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Guddiyada dib u eegista Dastuurka oo sheegay in loo gacan dhaafay howshooda
by Warsan Radio July 11, 2018{WARSANRADIO}Guddiyada dib u eegista Dastuurka ee Labadiisa Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in loo gagacn dhaafay shaqadii loo igmaday ee aheyd dib u eegista Dastuurka KMG. Senator Xuseen Sheekh…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:XIlDHIBAAN BASHIIR IBRAHIM OO SI KULUL U CAMBAAREYEY BEEN ABUURKII M/WEYNAHA KGS LAGA SHEEEGEY.
by Warsan Radio July 10, 2018Iyadoo shir jaraaid uu qabtey madaxweynaha dowlad goboleedka kgs shariif xasan sheikh aadan uu kaga Hadley been abuurkii laga sameeyey Khudbadiisi uu ka hor jeediyey mudaniyaasha golaha wakiilada kgs oo…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Xarunta cilmi barista koonfur Galbeed Soomaliya daraasad ay soosamaysay ayay ku ogaatay haweenka
by Warsan Radio July 10, 2018{WARSANRADIO} Haweenka in ay wali ka yaryihiin heerka waxbarashada marka loo fiiriyo wiilasha, sida uu idaacada warsan u sheegay sheegatay Maxamed Aadan Taxi oo ah Gudoomiye ku xigeenka Xarunta Cilmi…
