Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan
October 2018
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] Hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee idaacada warsan wariye Cabdi Kariin [jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Gudoomoomiyaha BKGS oo Been abuur ku tilmaamay in ay tahay warqadda sheegaysa in uu magacaabay gudiga doorashada maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.
by Warsan Radio October 17, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}-Hadalkan ayuu ka jeediyay gudoomiyaha BKGS Cabduqaadir Shariif Sheekhunaa Maye Shir jaraa’id uu ku qabtay xafiiskiisa. Waxaana uu gudoomiyaha ku sheegay in ay tahay warqaddaas mid been abuur ah.…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:- Wasiirro arrimo dibeddeedka dalalka Itoobiya iyo Eritrea oo soo gaaray Muqdisho
by Warsan Radio October 17, 2018Waxaa goor dhaw ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho wafdi labo geesood ah oo ay horkacayeen wasiirro arrimo dibedeedka dalalka Itoobiya iyo Eritrea. Warar soo baxaya…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}- Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye Bishaar Dhageeysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan was last modified: October 15th, 2018…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] Hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee idaacada warsan wariye Cabdi Kariin [jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}- Guddiga amniga gobolka Nugaal oo maanta ku shiray magaalada Garoowe ayaa mamnuucay in hub lagu dhex-qaato magaalada xarunta ah,kulanka ayaa sidoo kale laga soo saaray dhowr qodob oo…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Kala-Fadhigii 4aad ee Aqalka Sare oo Maanta Furmay
by Warsan Radio October 15, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}- Kalfadhiga 4aad ee Aqalka Sare ayaa maanta si rasmi ah u furmay iyadoo munaasabadda furitaanka kalafadhiga afaraad ee Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay goob…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Soomaaliya oo garab Istaag buuxa u muujisay Sucuudiga
by Warsan Radio October 15, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}-Dowladda Soomaaliya ayaa garab istaag buuxa u muujisay Boqortooyada Sucuudi Carabiya, xilli uu isa soo tarayo dhaleeceyn xoog leh oo dowladda Sucuudiga loogu jeedinayo dilkii Saxafiga Jamaal Kashoggi. War…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}- Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye Bishaar Dhageeysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan was last modified: October 14th, 2018…

