Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] Hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee idaacada warsan wariye Bilal Hilal [kuu kuu]
October 2018
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Xukuumadda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo kala Saxiixday Heshiis ku kacaya €100 Milyan oo Euro
by Warsan Radio October 14, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}- Xukuumadda Soomaaliya iyo Midawga Yurub ayaa maanta kala saxiixsay €100 milyan (Boqol milyan oo Yuuro) oo midowga Yurub si toos ah ugu taageerayo miisaaniyadda dawladda. Heshiiskan oo lagu…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Ergeyga Gaarka ah ee QM Nicholas Haysom oo amaan gaar ah u soo jeediyay dhibbanayaasha qaraxii 14kii Oktoobar 2017
by Warsan Radio October 14, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}- Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Haysom, ayaa muujiyay sida uu u garab taaganyahay dhibbanayaasha qaraxii ismiidaaminta ahaa ee lagu…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaya khasaarihii ka dhashay labadii qarax eek a dhacay Baydhabo.
by Warsan Radio October 13, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}- Wariye Cabdirashiid axmed Ibraahim (Rashka boy) oo ka tirsanaa hoowlwadeenada Idaacadda Warsan ayaa ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay Magaalada Baydhabo. Wariye Cabdirashiid Rashka oo ka shaqaynayay Idaacadda Warsan …
-
Baydhabo Somaliya{WMN}- Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Mukhtar Sh. Aadan (Dalmar) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye [Dalmar] Dhageeysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan was last modified: October 13th,…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Taliyihii hay’adda Nabad-sugida Qaranka oo xilka iska casilay
by Warsan Radio October 13, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}-War dhawaan soo baxaya ayaa sheegaya in Xusseen Cismaan Xusseen goor dhaw iska casilay xilkii taliyaha hay’adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya. Qoraal la soo dhiggay bogga Twitter-ka hay’adda…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-War Deg deg Qaraxyo isdaba joog ah oo kadhacay Baydhabo
by Warsan Radio October 13, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}-Qaraxyadaan ay dhaceen labo Goobood oo isko wado ah wada da Dheer ee Halboola ha o ah beey dhabo Faah faain waxaad ka heli doontaan warar keena danbe Akhriso:-War…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Cabdulaahi sheekh Xasan oo ka jawaabay hadalkii ka soo baxay Madaxweyne Waare.
by Warsan Radio October 13, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}- Wasiirka Dastuurka DGKs ahna Af-hayeenka Golaha iskaashiga Dowlad goboleedyada cabdulaahi Sheekh Xasan oo shir jaraa’iid ku qabtay xafiiskiisa ayaa u jawaabay Madaxweynaha Hiirshabeele Maxamed Cabdi waare kaasoo ahaa…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Xuska Maalinta Calanka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho
by Warsan Radio October 12, 2018Munaasabad lagu xusayay sanadguurada 64aad ee markii la sameeyay calanka Soomaaliyeed ayna soo qabanqaabisay Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeybgalay…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}- Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye Bishaar Dhageeysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan was last modified: October 11th, 2018…

