Baydhabo Somaliya{WMN}-Malaqyada Koofur Galbeed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa Shirkoda Jaraid waxay ku dhawaaqeen in dib loo dhigay doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed oo lagu waday inay dhacdo 17-ka bishan November.
Bayaanka ka soo baxay Golaha Odayaasha Dhaqanka Koofur Galbeed ayaa waxay ku eedeeyeen dowladda Federaalka inay faragelin ku heyso doorashada, iyadoo la safatay Musharaxiin, isla markaana dhaqaale iyo baabuur aan xabado karin ka soo dejisay Garoonka Baydhab
Malaaq Cali Malaaq Xasan Cali Qataar Ayaa akhriyay War murtiyeedkii Odayaasha Maanta kasoobaxay malaaqa kadib waxaa hadlaaya Malaaq Deerow oo ay Waiyaasha weeydiiyeen Su aalo .