Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan
2018
-
Baydhabo Somaliya{WMN}- Qarax miino ayaa maanta duhurkii ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, kaasoo lala eegtay gaari uu watay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Amniga dowladda Soomaaliya. Qaraxan ayaa ka dhacay agagaarka…
-
WARARKA MAANTA
Duqeymo qasaaro geystey oo ka dhacey gobolka jubadaxa dhexe,
by Warsan Radio November 18, 2018Duqeymo qasaaro geystey oo ka dhacey gobolka jubadaxa dhexe Wararka naga soo gaaraya gobolka jubada dhexe ayaa xaqiijinaya in habeenkii xalay ahaa kadhaceen magaalooyinka Bu’aale iyo Jilib ee katirsan gabalka…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: November 17th, 2018 by…
-
WARARKA MAANTA
Daawo Koonfur Galbeed oo cod aqlabiyad leh ku ansixisey guddi doorasho oo cusub
by Warsan Radio November 17, 2018Baydhabo ( WSR) – Kullan ay Magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ku yeesheen Xildhibaanada maamulkaasi ayey cod gacan taag ah ku ansixyeen xubnaha lagu dhameystiraayey…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Baarlamaanka Koofur Galbeed Soomaaliya oo kulmay iyagoona ujeedkoodu ahaa sidii ay ansixin lahaayeen gudiga qabanqaabada doorashooyinka koofur galbeed
by Warsan Radio November 17, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}-Baarlamaanka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa kulmay iyagoona ujeedkoodu ahaa sidii ay ansixin lahaayeen gudiga qabanqaabada doorashooyinka koofur galbeed oo la magacaabayay kadib markii ay gudiga joogtada baarlamaanka koofur galbeed…
-
WARARKA MAANTA
Daawo Bananbax Lagu Taagyeereyo Mukhtaar Roobow oo Afgooye Ka Dhacay DFS Baaq Loogu Direy in Faraha
by Warsan Radio November 15, 2018DEGMADA AFGOOYE Bananbax Lagu Taagyeereyo Mukhtaar Roobow oo Afgooye Ka Dhacay DFS Baaq Loogu Direy in Faraha HOOS KA DAAWO MUQAALKA Daawo Bananbax Lagu Taagyeereyo Mukhtaar Roobow oo Afgooye Ka…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: November 15th, 2018 by…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Kulanka Khamiis laha a haa ee Golaha wasiirrada Soomaaliya Oo Looga Hadlay Tirakoobka Shaqaalaha iyo Qorshaha Dayn Cafinta
by Warsan Radio November 15, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}-Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa shir ay maanta ku yeesheen Muqdisho uga hadlay tirakoobsha shaqaalaha dawladda, xubinnimada Soomaaliya ee suuqa ganacsiga Bariga iyo Koofurta Afrika iyo qorshaha geeddi socodka…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warka Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Shukri Ismaaciil [Bidhan] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…

