GOLAHA BARLAMAANKA KGS OO MAANTA SAXIIXEY XANAANKA AY KU SHAQEYSO WASAARADA MALIYADA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA
HOOS KA DAAWO MUQAALKA
2018
-
WARARKA MAANTA
Video Madaxweyne Farmaajo oo ku Guuleystay inuu soo Afjaro Xiisadii ka taagneyd Cadaado
by Warsan Radio January 23, 2018Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Madaxda Galmudug ayaa ku guuleystay in ay soo Afjaraan Xiisadii Siyaasadeed ee maalmihii lasoo dhaafay ka taagneyd Magaalada Cadaado. Madaxweyne Farmaajo ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Akhriso-BOGHTAALY KY JERTY KAAMKY BUULY II SHEEB OO BIYI, BAAD YARAAN IYO MUSQUL HUMY HAAYSITY OO ED INGDIRSITHEENGH UMUTTY K.G.S.
by Warsan Radio January 23, 2018{WARSANRADIO} Kaamka Buule sheeb walibuwaa kaam yoo ky jaraan edooleey tiridy badang haanaasoo ingh haaysany biyo ii baad iyo musqul yoo ky binnaghbahaayaangh, walibaa inisky jaraany boktaal afarsiny ku hor…
-
WARARKA MAANTA
Saaxiibada beesha caalamka oo soo dhoweeyay maamulka midaysan ee laga yagleelay Galmudug
by Warsan Radio January 22, 2018Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, dowladaha Jabuuti, Itoobia, Talyaaniga, Kenya, Netherlands, Norway, Sweden, Turkey, Uganda, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa bogaadiyay Dowlad Goboleedka Federaalka ee…
-
{WARSANBAIDOA} WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN WAXAA IDIN SOO GARSII NEYSA Shukri Ismaaciil Shukri {Bidhaan}
-
WARARKA MAANTA
AKHRISO:-Ciidamada Kenya oo burburiyay xarun Isgaarsiin oo Shirkadda Hormuud ku laheyd Gobolka Gedo
by Warsan Radio January 22, 2018{WARSANRADIO}Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada Kenya ay qarax ku burburiyeen xarun Isgaarsiin oo ay Shirkadda Hormuud ku laheyd degmada Ceelwaaq. Sida ay sheegayana wararka Ciidamada Kenya…
-
WARARKA MAANTA
Video:-Madaxweynaha Oo Maanta lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Balan Bale
by Warsan Radio January 20, 2018Madaxweynaha DFS Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Goor dhawayd oo maanta ah ayaa waxa uu gaaray Magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud iyadana siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha Waxaa safarkiisa ku weheliyay Madaxweynaha…
-
WARARKA MAANTA
VIDEO Ra’iisul Wasaaraha oo Soo Dhoweeyay Maxaabiis Laga Soo Daayay Dalka Hindiya
by Warsan Radio January 19, 2018Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo Guddoomiye ku Xigeenka labaad ee Goloha Shacabka Soomaaliya Mahad Cabdalle Cawad ayaa caawa maqribkii garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyeen 41…
-
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: January 18th, 2018…
-
WARARKA MAANTA
DAAWO: KULAN AY BAYDHABA MAANTA KU YEESHEEN XILDHIBAANADA FEDERAALKA IYO MADAX DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED AYAA KA HADLEY BARAKACAYAAL CUSUB OO KA SOO CARAREY ALSHABAAB
by Warsan Radio January 18, 2018Kulan khamiislaha ahaa ee todobaadkiiba mar ay isugu imaan jireen Golaha Wasiirada K.G S oo Maanta qabsoomay waxaa Shir Gudoominiyay ku simaha Madaxweynaha K.g ahna Wasiirka Beraha iyo Waraabka koofur…
