Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan
January 2019
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Dowladda UK oo Safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya, kaasoo bisha soo socota ee February 2019 xilka la wareegi doona.
by Warsan Radio January 30, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}- Safiirka cusub ayaa lagu magacaabaa Benjamin James Fender, waxaa uu horay uga soo shaqeeyay Safaarado kala duwan oo uu ka soo noqday Qunsul, Safiir kuxigeen iyo Xoghayaha Koowaad. Mr…
-
H.E. President Mohamed Abdullahi Mohamed and H.E. Prime Minister Hassan Ali Khaire today welcomed the United Nations Under-Secretary-General for Political and Peacebuilding Affairs Rosemary DiCarlo to Mogadishu. They held open,…
-
WARARKII MAANTA
Golaha Wadatashiga Iyo Toosinta Jubbaland Oo Taageeray Howlgalka MD Axmed Madoobe Uu Sheegay In Jubbooyinka Looga Saarayo Al-Shabaab
by ATEERA January 28, 2019Kulan lagu taageerayey howl-galka uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ee ka dhanka ah Al-shabaab islamarkanaa dhawaan ka bilaabanaya degmooyinka gobolka Jubada dhexe ee gacanta Al-shabaab ku…
-
WARARKII MAANTA
(SAWIRO) Wasiiro ka qeyb galay kulan looga hadlayay mashaariicda Bangiga Aduunka ee ka faa’iidaysiga biyaha
by ATEERA January 28, 2019Kulanaka waxaa shir guddoominayya Wasiir ku xigeenka Maaliyadda Soomaaliya waxaana goob joog ka ahaa wasiir ku xigeenka tamarta iyo kheyradka biyaha, masuuliyiin ka socotay xafiiska Ra’isalwasaaraha, wasaaradda Qorsheynta iyo wakiilka…
-
Beeralayda ku nool deegaanada Gobolka Hiiraan ayaa cabsi xoogan ka qaba saameynta ka dhalan karta biyaha webiga ay ku tiirsanyihiin ee Shabeelle oo sii biyo yareenaya labadii sano ee ugu…
-
WARARKII MAANTA
SAWIRO: Waa sidee xaalada Maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran Suudaan ?
by ATEERA January 28, 2019Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Suudaan Cabdirisaaq Axmed Shoole oo kulan la qaatay Taliyaha Ciidanka Asluubta Suudaan Sareeye Guud Xaatim Alnuur Cabdulqaadir ayaa kala hadlay xaaladda maxaabiis Soomaaliyeed oo…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Doorasho Kursi ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka oo maanta ka dhacday magaalada Baydhabo.
by Warsan Radio January 28, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}- Kursigan xildhibaankiisa la doortay ayaa ah mid la isku haysto oo musharixiintii ka qaybgali lahayd horay ay u qaadhaceen, kuwaasoo sheegay in uu jiro musuqmaasuq iyo ergo isdaba…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Gogol Nabadeed oo ku Dhawaaqay Madaxweynaha Puntland
by Warsan Radio January 28, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}- Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa sheegay in bartamaha bisha 3-aad ee sanadkan 2019 ay shir isugu imanayaan Madaxda dowladda dhexe iyo kuwa maamul goboleedyada, kaasoo loogu gogol…
