Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray oo soo jeedin doono Wariye Maxamuud Cali
August 2019
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-gudigga nabad geliyada Koonfur Galbeed,waxay soo saareen amar ku aadan in qof askari oo dharka ciidanka wadan hub ku dhax sidan Karin Gudaha Magaalada Baydhabo
by Warsan Radio August 15, 2019Baydhabo Soomaaliya{WMN}-Wuxuu ahaa kulan u dhaxeeyey hogaamiyaasha Amaanka koonfur Galbeed u xilsaaran ee la yiraahdo gudigga nabad geliyada Koonfur Galbeed,waxay soo saareen amar ku aadan in qof askari oo dharka…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo
by Warsan Radio August 15, 2019Baydhabo Somaaliya,{WMN}- Wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo, iyagoo wada dadaaladii u dambeeyay ee xal looga gaarayo xiisada siyaasadeed…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray oo soo jeedin doono Wariye Maxamuud Cali . Dhageyso: Warka Habeenimo ee Idaacada Warsan . was last modified: August 14th, 2019…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO: Xoghayaha Gudiga Amniga iyo Xuduudaha KGS oo Ka hadley Dagaalka Awdheegle .
by Ateera August 14, 2019Weerar Ku bilowdey Gaadiid Wax yaabaha Qarxa laga soo buuxiyey ayaa saakey lagu Qaadey Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose . Qaraxyada Waxaa xigey Dagaal toos ah oo alshabaab ay…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Xildhibaanada cusub ee Jubaland ayaa waxaa warsaxaafadeed kasoo saaray Xisbiyada Wadajir,Himilo,iyo UPD
by Warsan Radio August 13, 2019Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Xisbiyada Wadajir, Himilo Qaran iyo Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) ayaa hambalyo u diray Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland, kuwaasoo maanta lagu dhaariyay magaalada Kismaayo.…
-
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Akhriso:-Kontan sano kadib Fanaanta Arlaadi oo helay xarun ay ku howlgalaan.
by Warsan Radio August 13, 2019Baydhabo Somaaliya-{WMN}- Inta la ogyahay taariikhda dhow tan iyo markii ay dhalatay xoriyaddii Soomaaliya sanadkii 1960kii waa markii ugu horaysay ee Fannaaniinta KGS ay helaan xarun ay ku hoowlgalaan, isugu yimaadeen,…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Sawiro:-waxaa manta Baydhabo kafurmay Shir wada-tashi oo ay qabatay Wasaaradaha Boostada iyo Isgaarsiinta federaalka iyo dawlad-goboleedyada
by Warsan Radio August 13, 2019Baydhabo Somaaliya,{WMN}- Shirka wada-tashiga Wasaaradaha Boostada iyo Isgaarsiinta ee Federaalka iyo Dawlad-goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada baydhabo ee xarunta KMG ah ee Dawlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed. Shirkan oo…

