Wararka naga soo gaareya deegaanada gobolka bakool gaar ahaana deegaanka xiirey oo qoyaastii tuulada ceel garas u jirta 15km uu saqdii dhexe xaley halkas uu soo weerarey ayax fara badan kaasoo ku degey keynta tuulada gabi’ahaana uu baabi’iyey dherta iyo geedaha
Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa warbaahinta warsan uga warbixiyey dhibka uu geystey ayaxa iyo waxa ay ku sameeyeen markii dambe