Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
February 2020
-
Baydhabo-{WMN}-Warkeeni Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/Raxman Cabdule {Maleele] hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye C/Lahi Nuur Aadan {Jaceeloow} Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
-
Wararka DibaddaWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Maraykanka iyo Kooxda Talibaan oo heshis kala saxiixday
by Admin February 29, 2020Ka dib 19 sano oo colaad ah, wakiilo ka kala socda Mareykanka iyo kooxda Taliban ayaa lagu wadaa iney maanta heshiis nabadeed ku kala saxiixdaan magaalada Doha ee dalka Qatar.…
-
Wasiirka Arrimaha dibadda, iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Axmed Ciise Cawad ayaa Gaaray magaalada Khartuum ee Caasimadda dalka Suudaan. Wafdiga wasiirka Waxaana garoon-ka diyaaradaha ee magaladaasi Khaartuum…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:Degmada Xudur Oo Laga Hirgaliyay Ceel Biyood Sistam Solar ah.
by ATEERA February 28, 2020Maamulka gobolka bakool ayaa waxaa uu xaraga kajaray ceelbiyood loogu talagay in lagaarsiyo xaafadaha ay ka kooban tahay degmada xudur ee xarunta gobolka bakool. Ceel biyoodkaani ayaa waxaa degmada xudur…
-
Wararka DibaddaWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Turkiga oo 33 askari looga dilay Idlib & Ankara oo hanjabaad u dirtay Siiriya, Ruushka iyo EU-da
by Admin February 28, 2020Dowlada Turkiga ayaa xaqiijisay in 33 askari looga dilay duqeyn dhanka cirka ah oo ay habeenimadii Khamiista ciidamada dowlada Siiriya la beegsadeen gobalka Idlib ee waqooyi-bari wadanka Siiriya. Ciidamada Siiriya…
-
WARARKA MAANTA
Wasiir maaliyadda oo saxiixay heshiiska Cusub ee Bangiga Adduunka
by Admin February 28, 2020Wasiirka Wasaaradda maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa saxiixey heshiis ku saabsan wanaajinta iyo dub-u-soo laabashada Soomaaliya ee Wadashaqeyntii tooska aheyd ee Bangiga Aduunka. Kulanka heshiiska oo ka…
-
Bankiga Adduunka ayaa shalay sheegay inay dib usoo celiyeen xiriirkii ay dawladda Soomaaliya la lahayd Bankiga Adduunka 30 sano kadib. Bankigu waxa uu sheegay inay tani ka dhigan tahay inay…
-
Koox muhaajiriin ah oo ku sugan dalka Turkey ayaa maanta u dhaqaaqay dhanka xuduudda dalkaas uu la wadaago Greece iyo Bulgaria, ayaga oo ku wajahan Yurub. Arrintan ayaa ka dambeysay…
-
WARARKA MAANTA
Ciidamo Ahlu sunna taabacsan oo weeraray Saldhigga Booliiska Guriceel.
by Admin February 28, 2020Koox hubeysan oo la sheegay in ay gacan-saar la leedahay Ahlu sunna ayaa weerar ku qaaday saldhigga Booliiska Magaalada Guriceel Gobolka Galgaduud oo ay ku sugan yihiin Ciidamo katirsan Dowladda.…

