Hal Kani Waa Degmada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool Sawiradaan Idin Muuqdaan Waa War Ay Dhaansadaan Dadka Ku Nool Degmada Xudur Kuwo Waxay La Imanayaan Caagado Iyo Kuwo Kale Oo Dameeraha Ku Aroortaan, Waxaa Jira Oo Wartaani Imadaan Dadka Xoola Dhaqatada Ah Oo Xoolahooda Ku Waraabista Kadib Markay Ka Imadaan Daaqsinka.