Tartankii Caawa udhaxeyey Xaafadaha Isha A iyo Bardaale B aya wax oo ku dhamaadey Barbardhac min 12 dhibcood oo xaafad kasta heshey.labad xaafadood ayaa caawa soo bandhigey tartan caajib.tartanka waxa taabagilnaya Ururka Garab walaal iyo Radio Warsan ayaa ka qeyb galaya Dhamaan Xaafadaha ay ka koobanyahay Magaalada Baydhabo dhinaca Su’aalaha waxaa soo diyariyey Schoolka Kawaadir,Habeen dambe waxaa is arkaya Horseed B iyo Deynuunay B Barnaamijka inta oo socdey Caawa waxaa daadihinaayey wariyasha kala ah Muxidiin Xasan Maxamed (Xusni) iyo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow).
May 10, 2020
-
Halkan hoos ka dhageyso warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali Cabdullahi (Gaabshaa)
-
WARARKA MAANTA
Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka
by Admin May 10, 2020Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay la diiwaan geliyay 57 xaalado cusub oo COVID-19 ah, 3 bukaan ay geeriyoodeen 8 ruux…
-
Halkan Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo wariye Maxamed Cabdiraxman Cabdulle (Maleele)
-
Allaha u naxariistee waxaa dalka Kuwait ku geeriyooday safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Masar iyo jaamacadda carabta ee danjire Cabdulqaadir Maxamed Waceys waxaana geeridiisa ka tacsiyadeeyay xildhibaano ka tirsan golaha…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimoee Idaacada Warsan soo saare soona jeedinaya Wariye Maxamuud Cali C/llahi
-
WARARKA MAANTA
Brack Obama oo dhaliil adag usoo jeediyay Madaxweyne Donald Trump
by Admin May 10, 2020Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Barack Obama oo la hadlay qaar kamid ah taageerayaashiisa ayaa ku dhaliilay Madaxweyne Donald Trump sida uu u maareeyay faafitaanka cudurka coronavirus. Obama ayaa cudurka…
-
The plane had been carrying humanitarian and medical supplies to help the country fight the spread of coronavirus.6 hours ago Ethiopia on Saturday admitted it was behind the shooting down…
-
ROME (AP) — Officials in Italy say an Italian aid worker who was kidnapped in Kenya in late 2018 has been freed. Italian Premier Giuseppe Conte on Saturday hailed the…
-
WARARKA MAANTA
Silvia Romano oo laga soo furtay AL-SHABAAB kuna sugan magaalada Muqdisho
by Admin May 10, 2020Silvia Constanca Romano, oo ah haweeney samafalka ka shaqeysa, oo bishii November ee sanadkii 2018-kii laga soo afduubtay dalka Kenya, laguna haystay Soomaaliya, ayaa lasii daayey. Ra’iisul wasaaraha Talyaaniga Giuseppe…

