Tartankii Caawa udhaxeyey Xaafadaha Isha A iyo Bardaale B aya wax oo ku dhamaadey Barbardhac min 12 dhibcood oo xaafad kasta heshey.labad xaafadood ayaa caawa soo bandhigey tartan caajib.tartanka waxa taabagilnaya Ururka Garab walaal iyo Radio Warsan ayaa ka qeyb galaya Dhamaan Xaafadaha ay ka koobanyahay Magaalada Baydhabo dhinaca Su’aalaha waxaa soo diyariyey Schoolka Kawaadir,Habeen dambe waxaa is arkaya Horseed B iyo Deynuunay B Barnaamijka inta oo socdey Caawa waxaa daadihinaayey wariyasha kala ah Muxidiin Xasan Maxamed (Xusni) iyo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow).
Tartan aqoonedkii Caawa oo Barbardhac Ku dhamaadey
previous post