Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Radio Warsan oo aqrinayo Maxamed Cabdiraxman Cabdulle (Maleele)
June 2020
-
WARARKA MAANTA
Somaliland oo si kulul uga Jawaabtay hadal kasoo yeeray Dowladda Somaliya
by Admin June 9, 2020Xukuumadda Somaliland ayaa ka Jawaabtay hadalkii kasoo yeeray Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawada ee uu kaga hadlay Arrinta shirkadda DP World, isla markaana uu sheegay xiligaan la joogo…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynayaashii hore oo shir albaabada u xiran la leh Guddoonka Golaha Shacabka
by Admin June 9, 2020Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal iyo Guddoomiye Kuxigeenka 1aad C/weli Ibraahim Muudeey ayaa goor dhow gaaray xarunta Madasha Xisbiyada Qaran, halkaasoo kulan albaabada u xiran kula leeyihiin…
-
Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya. Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd: 09 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:- Qeybtii koowaad (1-aad) Barnaamijka Bidhaamiye.
by Warsan Radio June 9, 2020Hoos ka dhageyso qeybta koowaad ee Barnaamijka Bidhaamiye oo ah Barnaamij cusub oo taxano ah waxana looga hadlaaya waxbarashada .ka dhageyso Idaacada Warsan maalin walbo oo Talaado ah,Barnaamijka waxaa daadihinaya…
-
Sacuudi Carabiya ayaa laga yaabaa inay si weyn u xadiddo tirada dadka sanadkan imanaya Xajka, si looga hortago in cudurka Coronavirus uu sii faafo, kadib markii kiisaska safmareenkan ee dalkaas…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Radio Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Ciidamo Boolis ah oo la dhigay inta u dhexeysa Muqdisho iyo Jazeera
by Admin June 9, 2020Ciidamo ka tirsan kuwa booliska dowladda Soomaaliya ayaa waxaa la geeyay waddada xiriirisa magaalada Muqdisho iyo deegaanka Jazeera ee Gobolka Shabeellada hoose ee Koofur galbeed Soomaaliya. Ciidamadaan ayaa waxaa loogu…
-
WARARKA MAANTA
Is mari-waa ka taagan kulamada labada Aqal ee Baarlamaanka inay wadajir u qabsoomaan
by Admin June 9, 2020Iyadoo Sabtidii la soo dhaafay uu si rasmi ah u furmay Kalfadhiga 7aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa soo baxay is mari-waa ka taagan…
-
Madaxweynaha maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Koofur galbeed, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Xuddur ee Caasimadda Gobolka Bakool. Safarka Madaxweynaha uu…

