Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
June 2020
-
WARARKA MAANTA
Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka COVID-19 Ah 24-Saac Ee Tagtay
by Admin June 7, 2020Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay guud ahaan dalka laga diiwaan geliyay 45 xaalado cusub oo…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne waare oo ku wareejiyay 1.140,000 oo dollar Guddiga Fatahaadaha Hiiraan
by Admin June 7, 2020Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si rasmi ah maanta ugu wareejiyay lacag loogu talo galay Fatahaada Beledweyne ee ka kala yimid Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Jibuuti,…
-
WARARKA MAANTA
Xuska maalinta caalamiga ah ee bedqabka cunnada Adduunka oo Muqdisho lagu qabtay
by Admin June 7, 2020Wasaraadda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qabatay munaasabad ay ka qeyb galeen Madax ka tirsan Dowladda Soomaaliya, qaar ka mid ah shirkadaha wax soo saar dalka…
-
WARARKA MAANTA
Taliska ciiddanka booliiska Soomaaliya oo sheegay inay qabteen ismiidaamiye isku qarxin rabay banaanbixii Muqdisho
by Admin June 7, 2020Taliska Ciiddanka booliiska Soomaaliya ayaa sheegay inay maanta gacanta ku dhigeen nin isisoo miidaamiyay oo doonayay inuu isku qarxiyo iskusoo bax maanta ka dhacay Muqdisho oo lagu taageerayay madaxweynaha Soomaaliya.…
-
WARARKA MAANTA
UN welcomes Federal Government of Somalia’s recent anti-corruption steps
by Warsan Radio June 7, 2020Mogadishu, 7 June 2020 – The United Nations in Somalia welcomes the measures recently announced by the Federal Government of Somalia to tackle corruption. The Somali Government’s cabinet recently endorsed the…
-
Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa waxa ay ku soo waramayeen in dadka shacabka ah ay wajahayaan xaalado adag. Shacabka magaalada Beledweyne ayaa wajahaya xaalado…
-
WARARKA MAANTA
Maxaa ka jira kaftankii MD Farmaajo ee ahaa in Korona uusan qofku laba jeer ku dhici karin?
by Admin June 7, 2020Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Farmaajoo Sabtidii khudbad ka jeediyay kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa hadalkiisa ku billaabay kaftan uu sidan u dhigay: “Hadal kaftan ah ayaan ku furayaa intiinna…
-
Tobonaan kun oo qof ayaa Sabtidii shalay magaalada Washington ee caasimadda Mareykanka ka digay mudharaadkii ugu ballaarnaa tan iyo intii ay magaalooyinka waaweyn ee Mareykanka ay ka billowdeen dibadbaxyada lagu…
-
WARARKA MAANTA
Ciidanka dowladda oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobalka Shabeellaha Hoose
by Admin June 7, 2020Ciidanka Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Sh/Hoose ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa saacadihii la soo dhaafay ay ka fuliyeen deegaanno ka mid ah Gobolkaasi.…
