Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed Cabdiraxman Cabdulle (Maleele)
July 1, 2020
-
WARARKA MAANTA
MADAXWEYNE FARMAAJO OO XARIGGA KA JARAY MADXAFKA QARANKA (SAWIRO)
by Admin July 1, 2020Muqdisho, Luuliyo 01, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xarigga ka jaray Madxafka Qaranka ayaa ku bogaadiyey dhallinyaradii isu xilqaamay dib u dhiska Madxafka, ganacsatada Soomaaliyeed…
-
English news
AU Special Representative Sends A Message Of Goodwill To Somalia On Its 60th Independence Anniversary Celebration.
by Admin July 1, 2020The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Francisco Madeira, has congratulated the people and the Government of Somalia on the occasion of…
-
WARARKA MAANTA
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Diiwaan-geliyay Xisbiyo Cusub
by Admin July 1, 2020Guddiga Madaxbanaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shahaadooyinka KMG ah ee diiwaangalinta siiyay 8 xisbi oo ku biiriya xisbiyadii Guddiga Doorashooyinka Qqaranka uu horey u diiwaan-galiyay. GMDQ oo raacaya tilmamaha…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan).
-
English news
Intl community call on stakeholders to end differences on poll date
by Admin July 1, 2020International Community has called for dialogue to reach consensus on a way forward on holding a universal vote as early as March 2021. In a statement issued in Mogadishu on…
-
Madxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weynaynaya Todobaadka Xorriyadda, midnimada iyo geesiyaashii naftooda u huray halgankii gobonnimo doonka dalkeenna ayaa ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur oo ka mid ah xusuusaha…
-
Madaxweynaha dowlad gobleedka Galmudug Axmed Cabdi kaarriye Qoorqoor oo xalay magaalada Cabdudwaaq kaga qeyb galay xaflad lagu maamuusayey 1-da Luulyo, ayaa shacabka Soomaaliyeed gaar ahan kuwa Galmudug ugu hanbalyeyey 60-dab…
-
War goordhaweyd kusoo dhacay Warqabadkeena ayaa sheegaya in dagaal uu hadda ka socdo Magaalada Dhuuso mareeb Ee Caasimada Galmudug. Ciidamada Haramacad ee Booliiska gaarka ah iyo Kuwa nabadsugida soomaaliya ayaa…
-
Waxaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku-meel-gaarka ee Maamulka Koonfur Galbeed lagu qabtay Munaasabadda 1-da Luulyo, oo 60 sano ka hor Gobolada Koonfurta xoroobeen gumeystihii Talyaaniga. 1-da Luulyo waa maalin ku…
