Doodan oo jimco kasta lagu qabto Magaalada Baydhabo ee gobalka Bay ayaa todobaadkan looga hadlayay saameynta waxbarashada iyo Corona Virus,waxaa ka qeyb galay waalidiin,Mas,uul ka tirsan Wasaarada Waxbarashada.
Dhageystayaasha ayaa khadadka taleefoonka uga qeyb qaadanayay barnaamijka iyagoona inta badan dalbanaya in iskuulada dib loo furo