Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muxidiin Xasan Maxamed (Xusni)
July 2020
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muxidiin Maxamed Xasan (Xusni)
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo oo aqbalay go’aanka G/Shacabka ee Kalsooni kala-noqoshada Ra’iisul Wasaaraha
by Admin July 25, 2020Muqdisho, 25ka Luuliyo, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo waxaa soo gaartay go’aanka ay Xildhibaannada Golaha Shacabka codka kalsoonida kala noqdeen Xukuumadda Ra’iisul-Wasaare Xasan Cali Kheyre.…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muxidiin Maxamed Xasan (Xusni)
-
WARARKA MAANTA
Wasiirka Amniga oo kasoo horjeestay kalsooni kala noqoshada xukuumadda Kheyre.
by Admin July 25, 2020Wasiirka Amniga xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa si cad uga soo horjeestay go’aankii ay golaha shacabka kalsoonida kala noqdeen xukuumadda ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre. Wasiirka oo shir…
-
WARARKA MAANTA
Guddoonka Golaha Shacabka oo Madaxweye Farmaajo ka dalbaday Magacaabista Ra’iisul Wasaare cusub
by Admin July 25, 2020Gudoomiyaha Golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka dalbaday soo Magacaabista Ra’iisul Wasaare Cusub. Waxaa uu sheegay 170 Xildhibaan ay xilka ka…
-
WARARKA MAANTA
Wararkii Ugu Dambeeyay kalsooni kala noqoshada Xukuumada Ra’isul Wasaare Kheyre
by Admin July 25, 2020Kulan Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku yeesheen xarunta Villa Hargeysa ayaa kusoo dhamaaday buuq kadib markii xildhibaanada qaar keeneen mooshin xilka looga tuurayo Ra’isul Wasaare Kheyre. Gudoomiyaha…
-
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta taariikhduna ku beegan tahay 25/7/2020 , waxaa kulan aan caadi aheyn uga socda xaruntooda Muqdisho. Agendaha kulanka ayaa ah, Ka Doodista Doorashadda…
-
WARARKA MAANTA
Ruushka oo Tijaabiyay Hub nuuciisa aan horey loo arkin iyo dowlado walaac ka muujiyay
by Admin July 25, 2020Dowlada Ruushka ayaa la sheegay hawada Sare ku tijaabisay hub casri ah oo nuuciisa aan horey loo arag, waxaana tijaabadan cusub durba walaac xoogan ka muujiyay dowladaha Mareykanka iyo Britain.…
-
Madaxweynaha maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Kaariye uu wehliyo Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa goordhaw si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Wasiiro, Xildhibaano iyo…

