Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
September 2020
-
WARARKA MAANTA
Garoonka Diyaaradaha Xudur Oo Ay Weli Ka Socoto Howlo Dib Loogu Habeynayo “SAWIRRO”
by Admin September 9, 2020Maamulka Degmada Xudur iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa olole isxil-qaan ah oo lagu xaqiijinayo bilicda iyo badqabka diyaaradaha duulimaadyada sameeya ka wada garoonka diyaarada ee Degmada Xudur. Howlahaan…
-
WARARKA MAANTA
Sii hayaha Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshadda oo kulan la qaatay Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Shaqada dowlad goboleedyada “Sawirro”
by Admin September 9, 2020Sii hayaha Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadiiq Warfaa ayaa wuxuu maanta xarunta Wasaaradda ku qaabbilay Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowlad-gobolleedyada…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynayaasha, Hir-shabeelle, Koonfur Galbeed & Galmudug oo gaaray Muqdisho
by Admin September 9, 2020Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho kadib kulan wadatashi ah oo ay kusoo qaateen magaalada Baydhaba. Axmed Qoorqoor, C/Casiis Lafta-gareen iyo Maxamed Cabdi…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim
-
Dab xoogan ayaa xalay saqdii-dhexe qabsaday xerada Qaxootiga Moria ee jasiirada Lesbos, dalka Giriiga. Xeradan oo lagu hayo in ka badan 13 kun oo qaxooti ah ayaa waxaa xalay ka…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Trump oo loo magacaabay murashaxa abaalmarinta Nobel Peace Prize ee sanadka 20212
by Admin September 9, 2020Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa loo magacaabay murashaxa abaal marinta bilada nabada ee Nobel Peace Prize sannadka 2021, toddobaadyo uun ka dib markii uu gacan ka gaystay nabadeynta Israa’iil…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Dood ku saabsan saameynta Covid-19 uu ku yeeshey Dhaqaalaha KGS.
by Warsan Radio September 9, 2020Barnaamijkan oo looga hadlaayey Saameynta Covid-19 ee ku yeeshay dhaqaalaha KGS ayaa ka qeybgalay 1-Aadan Mayo woo kamid ah dhaqaatiirta Baydhabo 2-Xaajiyo Abdinuur oo kamid ah Haweenka ku nool Magaalada…
-
WARARKA MAANTA
Shirka iskaashiga iyo wadatashiga Dowlad Goboleedyada Hirshabeele, Galmudug iyo Koonfur Galbeed oo goordhow ka furmay Baydhabo
by Admin September 9, 2020Shirka iskaashiga iyo wadatashiga Dowlad Goboleedyada Hirshabeele, Galmudug iyo Koonfur Galbeed ayaa ka furmay magaalada Baydhabo ee caasimadda kumeel gaarka ah ee koonfur galbeed. Madaxweynaha Koonfur galbeed Cabdicasiis Lafta gareen…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Galmudug oo soo gaaray Magaalada Baydhabo (Sawiro)
by Admin September 9, 2020Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Maagalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee dawlad goboleedka Koonfur Galbeed, halkaas oo ku soo…
