Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
September 2020
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne ku xigeenka Afgaanistaan oo lagu dhaawacay qarax
by Admin September 9, 2020Madaxweyne ku xigeenka Afgaanistaan Amrullah Saleh ayaa dhaawac fudud uu ka soo gaaray qarax lala eegtay kolonyo uu la socday magaalada Kapul ee xarunta dakaasi. Saraakiisha amaanka ayaa sheegay in…
-
WARARKA MAANTA
DF oo Caalamka la wadaagtay saamaynta dhaqaale ee uu gaarsiiyey Cronavirus
by Admin September 9, 2020Sii-hayaha wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa ka qayb-galay shir caalami ah oo ku aadan saamaynta dhaqaale ee cudurka Covid-19 uu ku keenay dhaqaalaha caalamka,…
-
WARARKA MAANTA
Dawladda Soomaaliya oo dhaqan galinaysa xeerarka xoojinaya la dagaalanka musuq-maasuqa
by Admin September 9, 2020Wasaaradda cadaadala XFS ayaa Muqdisho ka furtay wadatashi ku aadaan dib ugu biirista hiishiiska caalamiga ah ee la dagaalanka musuq-maasuqa.Wadatashigan oo ku saabsan hirgalinta istiraajiyada Qaran ee la dagaalanka musuq-maasuqa…
-
WARARKA MAANTA
Xeer ilaaliye gaar ah oo loo magacaabay baarista dilalka wariyaasha iyo tacadiyada loo gaystay
by Admin September 9, 2020Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa xeer ilaaliye gaar ah u magacaabay baarista dilalka wariyaasha Soomaaliya loogu gaystay, taas oo fududayn doonta in cadaaladda la hor keeno…
-
WARARKA MAANTA
Webiga Shabelle oo markale bilaabay inuu ku fataho Beledweyne
by Admin September 9, 2020Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Webiga Shabelle ee mara magaaladaasi uu bilaabay inuu ku fataho qaybo ka mida magaaladaasi. Wariye-yaasha ka hawlgala Magaalada Beledweyne…
-
Doorashadii gobolka ismaamulka Tigreeda ayaa saaka waxaa ka bilaabatay doorasho ay codeynayan shacabka gobolkaasi, iyaga oo iska dhaga tiray baaqa dowladda dhexe ee ah in aan dorashadaasi la qaban Karin.…
-
Siihayaha xilka raysal wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta hoygiisa magaalada Muqdisho qado Sharaf soo dhoweyn ah ugu sameeyay madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdigiisa oo maalmahan ku…
-
WARARKA MAANTA
AFRICOM oo shaacisay magaca sarkaal sare oo Al-Shabaab looga dilay Saakow
by Admin September 9, 2020War kasoo baxay taliska ciidamada Mareykanka qaaradda Afrika ee AFRICOM ayaa lagu shaacisay magaca hoggaamiye sare oo Al-Shabaab looga dilay duqeyn 25-kii Agoosto ka dhacday Koonfurta Soomaaliya. War-saxaafadeedka kasoo baxay…
-
WARARKA MAANTA
Wasaaradda warfaafinta oo bahda warbaahinta kala shirtay dhaqangalinta sharciga saxaafadda (War saxaafadeed)
by Admin September 9, 2020Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta u qabatay saxaafadda madaxa bannaan iyo ururada matala saxaafadda dalka qaarkood kulan ayaa waxa uu ujeedkiisu ahaa, inay dhagaystaan cabashooyinka …
