Hoos ka dhageyso Barnaamij gaar aha oo loga hadlaayo Muhiimada ay leedahay Waxbarashada iyo Dhibaatooyinka lagala Kulmo Jahliga.
September 2020
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay Sanadkan inay sameeyeen dagaalkii ugu weynaa ee musuq maasuqa
by Admin September 7, 2020Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr; Sulaymaan Maxamed Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladdu ay Sanadkan xoojisay la dagaallanka musuq-maasuq, taas oo kor u qaadday sumacada Dalka. Xeer ilaaliyaha oo ka hadlayay…
-
Wabiga Shabeelle ee dhex mara magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku fatahay xaafadaha magaalada, taas oo mar kale dadka ku qasabtay inay guryahooda ka baxaan.Xaafadaha hawlwadaag, iyo Buundawayn…
-
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku qaabilay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya. Xildhibaannada uu la kulmay Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa…
-
Siihayaha xilka raysal wasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed iyo kulmay safiirka midawga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa maanta ku kulmay magaalada Muqdisho. Labada masuul ayaa ka wada hadlay xaaladda…
-
WARARKA MAANTA
Boqolaal kun oo qof oo ka qaxaya duufaan ku wajahan galbeedka dalka Japan
by Admin September 7, 2020–Inka badan 200 oo kun oo qof ayay dawlada Japan amartay inay kaqaxaan magaalooyinka ay degenyihiin oo ku yaala dalkaas Japan oo ay ku wajahantahay duufaan xoog leh. Amar dawlada…
-
WARARKA MAANTA
Maamulka Jubbaland oo bogaadiyay ardayda kaalmaha hore ka galay imtixaamka Dawliga ah ee sanad dugsiyeedka 2019/2020-ka
by Admin September 7, 2020Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Hambalyo u diray Ardayda ree Jubaland ee kaalmaha hore ka galay Imtaxaanadka Dugsiga Sare ee Sanad Dugsiyeedka 2020/2021 Waxaa Madaxweynahu uu amaanay…
-
WARARKA MAANTA
Aqalka sare baarlamaanka Itoobiya oo diiday doorashada ismaamulka Tigreega
by Admin September 6, 2020Aqalka sare baarlamaanka Itoobiya ee la yiraahdo house of federation ayaa diiday doorashada ay doonayaan in isbuuca soo socda ay qabtaan ismaamulka Tigreega ee dalka Itoobiya . Kulan aan caadi…
-
WARARKA MAANTA
Ciidanka xoogga dalka oo bur buriyay gaadiid Al-Shabaab ka soo buuxiyeen walxaha Qarxa
by Admin September 6, 2020Ciidanka kumaandooska Xoogga dalka ee Danab oo shalay argagixisada ka saaray deegaanka Janaay-cabdale oo qiyaastii magaalada kismaayo 60 km u jirta ayaa waxay wadaan howlgalo ay kubaacsanayaan maleeshiyaadka firxadka argagixisada…
-
WARARKA MAANTA
Axmed Madoobe oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka horjeediyay guddoonka Aqalka sare
by Admin September 6, 2020Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta tagay xarunta Aqalka sare ee Soomaaliya, halkaas oo uu kulan kula qaatay guddiga joogtada ah ee Aqalka sare ee Soomaliya, waxaana…
