Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
September 2020
-
WARARKA MAANTA
Wasaaradda waxbarashada oo ku dhawaaqday natiijada imtixaanka dugsiyada sare (Akhriso 100 Ugu Sareysa)
by Admin September 6, 2020Wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee dalka ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay natiijada imtixaanka dawliga ah ee laga qaaday ardada dugsiyada sare dhammaysay sanad dugsiyeedka 2019/2020-ka.Tirada guud…
-
WARARKA MAANTA
Maamulka Gobolka Hiiraan oo kormeeray goobaha laga dhisay Biyo xireennada Webiga Shabeelle “SAWIRRO”
by Admin September 6, 2020Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cusmaan, Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo maaliyadda, Abuukar Sheekh Cabdullaahi Maaddeey iyo Duq Magaalada Baladweyne ayaa kormeer ku tagay goobaha Biya xireennada laga sameeyay. Guddoomiye ku-xigeenka…
-
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Arimaha Caalamka oo looga hadlaayo waxa Maanta Adunnka waxa ka cusub
-
Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa sare usii qaaday hanjabaada uu u dirayo dalka Giriiga iyo Jasiirada Qubrus oo ay isku heystaan xaduuda badda ee Bariga Badda dhexe (Mediterranean). Giriiga iyo…
-
WARARKA MAANTA
Faransiiska oo 2 askari looga dilay hawlgal militari ee dalka Mali
by Admin September 6, 2020Xukuumada France ayaa xaqiijisay in labo askari looga dilay weerar lagu qaaday ciidamadooda ku sugan dalka Mali. Weerarkan oo dhacay Sabtidii shalay ayaa la sheegay in loo adeegsaday miino dhulka…
-
Hoos ka dhageyso Barnaamij gaar aha oo loga hadlaayo Muhiimada ay leedahay Waxbarashada iyo Dhibaatooyinka lagala Kulmo Jahliga Dhageyso:-Barnaamij looga hadlaayo Waxbarashada was last modified: September 6th, 2020 by Warsan…
-
WARARKA MAANTA
Axmed Madoobe oo maanta hor tegaya guddoonka iyo guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare
by Admin September 6, 2020Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta lagu wadaa in uu la kulmo guddoonka Aqalka Sare iyo guddiga joogtada ah ee golahaas, iyadoo su’aalo laga weydiin doono arrimo…
-
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xalay hoyga uu ka dagan yahay magaalada Muqdisho ku qaabilay Gudoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey. Kulankaas ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Turkey oo Sheegtay ‘inuu waqti un ka xigo’ dagaal ay la gasho Greece
by Admin September 6, 2020Madaxa Xisbiga Dhaq-dhaqaaqa Qaranka (MHP) ee Turki Devlet Bahçeli ayaa shaaca ka qaaday in dagaal ay la galaan Greece “uu waqti un naga xigo”, waxaa sidaas weriyey wargeyska The New Khaleej.…
