Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
November 2020
-
WARARKA MAANTA
Guddoonka Golaha Shacabka oo taggay madasha shirka midowga musharixiinta
by Admin November 23, 2020Shirkan oo markiisii hore ku bilaaday musharixiinta garabka mucaaradka oo kaliya ayaa hadda waxaa ku biiraya dhinacyo kale xubno oo isugu jira Ururrada bulshada rayidka iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
James Swan oo warbixin ka siinaya golaha amaanka doorashooyinka Soomaaliya iyo xaalada amaanka
by Admin November 23, 2020Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa maanta warbixin ku saabsan xaaladaha amniga iyo siyaasadda Soomaaliya, siin doona Golaha Amniga ee ku…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim
-
WARARKA MAANTA
RW Rooble Oo Xariga Ka Jaray Mashruucyo Kala Duwan Oo La Hirgeliyay Magaalada Baydhabo (Sawiro)
by Admin November 23, 2020Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xarigga ka jaray mashuuriic horumarineed oo dhinacyo badan, taasoo ay hay’adda Qatar Charity ka hirgalisay magaalada Baydhabo Xarunta KMG ah ee…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Abiy Ahmed oo 72 saacadood u qabtay inay isku dhiibaan Maamulka TPLF
by Admin November 23, 2020Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali ayaa maamulka iyo ciidamada Tigreega u qabtay 72 saacadood inay isku soo dhiibaan dowladda, iyadoo Ciidamada dowladda Itoobiya ay ku wajahan yihiin magaalada Maqale…
-
WARARKA MAANTA
Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midooney Oo Maanta Kulan Ka Yeelanaya Xaaladda Somalia
by Admin November 23, 2020Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Maanta oo Isniin ah taariikhduna ay ku beegan tahay 23-ka bishaan November 2020 waxaa ay kulan aan caadi aheyn ka yeelan doonaan xaaladda Soomaaliya.…
-
WARARKA MAANTA
Gudoomiye Cabdi Xaashi Iyo Xildhibaano Oo Ku Biiray Shirka Musharaxiinta Madaxweynaha
by Admin November 23, 2020Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku biiray shirka maalintii saddexaad Magaalada Muqdisho uga socda Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya. Shirka oo ah…

