Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa ugu dambeen ogolaaday in xilka uu ku wareejiyo Joe Biden, oo ku guuleystay doorashadii 3-dii bishan ka dhacday dalkaasi.
Madaxweyne Trump ayaa amray in la bilaabo qaban-qaabada munsaabadda xilwareejinta, isagoo Joe Biden ku wargeliyay in si rasmiya uu u bilaaban karo hannaanka uu xafiiska kula wareegayo.
Madaxweynaha ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka waxa uu ku sheegay in Hay’adaha Federaalka ay sameeyaan waxa ay tahay in la sameeyo, si xilwareejinta u bilaabato.
Trump ayaa ku hanjabay inuu sii wadi doono loolankiisa dhinaca sharciga, ee uu ku doonayo in lagu buriyo natiijadii ka soo baxday doorashada.
Hadalka Trump ayaa ku soo aadaya, xilli toddobaadyadii la soo dhaafay uu ka biyo diidanaa inuu aqbalo in doorashada looga guuleysatay iyo guuldarooyin uu kala kulmaayay maxkamadaha.
November 2020
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray qeybta lixdamaad iyo Dugsiga tababarka Ciidanka ee Baydhabo
by Admin November 24, 2020Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray qeybta lixdamaad ee Ciidanka Xoogga dalka iyo Dugsiga tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee ay maamusho dowladda Ingiriiska. Ra’iisul Wasaaraha…
-
WARARKA MAANTA
Wasiirka maaliyadda Soomaaliya oo sheegay inay Suudaan ka caawiyeen hannaanka loo maro dayn cafinta
by Admin November 24, 2020Wasiirka maaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay Suudaan uga faa’ideysay khibraddeeda Deyn cafinta. Dowladda Suudaan ayaa haatan dib u bilaabaysa shuruudaha ku xusan cafinta deymaha…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim
-
WARARKA MAANTA
La taliyaha Amniga Itoobiya Gedu Andargacho oo Muqdisho kula kulmay madaxweyne Farmaajo
by Admin November 24, 2020La taliyaha dhinaca Amniga Dowladda Federaalka Itoobiya Gedu Andargacho ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Warkan ma aysan shaacin Villa Soomaaliya, hasse ahaatee safiirka Dowladda…
-
Hoggaamiyaha Jabhada TPLF Debretsion Gebremichael ayaa ku gacanseyray dalabkii ugu yimid Ra’iisal Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed oo u qabtay 72 saacadood in ay isku soo dhiibaan. Wuxuu sheegay in…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Ra’isul Wasaare Rooble oo ka Qeybgalay Kulanla Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay Ee Arimaha Soomaaliya
by Admin November 24, 2020Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble oo soo xiray shirka Golaha Amaanka Qarramada Midoobey oo looga hadlayay xaalada dalka Soomaaliya ayaa warbixin ka siiyay Golaha Arrimaha Doorashooyinka la filayo…

