Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khalid Cabdi Ibraahim
2020
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goor dhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug. Wafdiga Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa Garoonka Ugaas Nuur ku soo dhaweeyay masuuliyiin uu horkacayay Madaxweynaha…
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay doorashada 2020/21 ayaa caddeeyay inay dhici doonin muddo kordhin ayna muhiim tahay…
Wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay qaar kamid ah ardayda Soomaaliyeed ee isku diyaarinaya Imtixaanaadka sanad dugsiyeedka ee sanadkaan. Wasiir ayaa waxa uu ardayda kula kulmay…
Madaxweyne Farmaajo oo soo dhoweeyay baaqa Ra’iisul Wasaare Kheyre ee qabashada doorashada dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay baaqa Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan in doorashada soo socota ay ku qabsoonto waqtigeeda. Madaxweynaha ayaa adkeeyay…
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 62 qof oo cusub, taasi oo…









