Wafuud ka socda maamul goboleedyada dalka ayaa la filayaa iney maanta gaaraan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Waxayna hor-u-dhac u yihiin madaxda maamul Goboleedyada ee dhowaan ku shiri doona…
Yearly Archives
2020
Hoggaanka Madasha Xisbiyada qaran ayaa maanta mar kale kulan qaatay Guddoonka Golaha Shacabka oo ay ka socdeen Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo kuxigeenkiisa 1aad Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudeey. Hoggaanka…
Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb & Wararkii ugu danbeeyay Dhuuso Mareeb.
written by HAJI
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug, iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay. Madaxweyne Waare ayaa waxaa safarkiisa ku wehlinaya…








