maanta oo arbaco ah idacada warsan waxaa ay gabatey Barnaamij logu hadlaayey saameenta uu ku yeeshey korona virus Dadka Xoogsatada ah waxaa maanata ka geyb galey Idow Maxamed Bare ,Cabdulahi Macalin Xassan iyo Raxmo Muudey Osmaan oo dhaamaantooda ay ahayeen xogsato oo ku shageysta dhismaha wadooyinka iyo guriyaha. inta uu socodey Barnamijka waxaa qadka Teleefonka ka so geyb galey dhageystayaasha iyagoona badankooda ka hadleyey saamenta uu ku yeshey korona virus