Dhegeyso Barnaamijka Bidhaamiye Qeybtii 12 aad ee Todobaadkan, waxaana Barnaamijkaan Talaado kasta ka dhegeysataan Idaacada Warsan ee Magalada Baydhaboo,maanta Barnaamijka Waxaa si wadajir ah udaadihinaya Shukri Bidhaan iyo Muxudiin Xusni.…
2020
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socdey Dowladda Federaalka (Sawiro)
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, kuwaas oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka…
Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Itoobiya Abiy Axmed iyo wafdi uu hogaaminaayay ayaa Maanta gaaray Magaalada Khartuum ee Caasimadda dalka Suudaan. Garoonka diyaaradaha ayaa waxaa Ra’iisul Wasaare Abiy kusoo dhaweeyay dhiggiisa…
Duqeyn ka dhacday inta u dhaxeysa magaalooyinka Diinsoor iyo Baardheere ayaa lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa dagaalamayaasha Al-Shabaab. Sarkaalkaas waxaa magaciisa lagu sheegay Cabduqaadir Cusmaan Yarow (Cabduqaadir Kumaandoos),…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…










