Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa safar dhinaca dhulka ah ku tagay Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabellaha Dhexe. Wafdiga Madaxweynaha ayaa Talaadadii waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay…
Yearly Archives
2020
Madaxweynaha koonfur galbeed oo kormeer shaqo ku tagey Wasaaradda Maaliyadda maamulkaasi “sawirro”
written by HAJI
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo ka Duulaya ka miro dhalka Wax ka ogaanshiyaha Dadaalada Loogu adeegayo Shacabka Koonfur Galbeed ayaa Kormeerka u kuura-gelida…
Wasaaradda Gargaarka XFS Oo Agab Loogu Talagalay Isbedelka Cimilada Gaarsiisay Kismaayo (Sawirro)
written by HAJI
Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa wado olole dowlad-gobaleedyada loogu sameynayo xarumaha sii saadaaliya halisyada musiiboooyinka. Wafdi uu hoggaaminayo sii hayaha Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda…
Dowlada Turkiga ayaa ku wareejisay wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya ku wareejisay gaadiid dagaal oo loogu talagalay inay ku howl-galaan ciidamada xoogga dalka Soomaliya, gaar ahaan guutadda seddexaad ee ciidamada Gorgor. Gaadiidkan…










