Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
2020
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Maanta waxaa uu Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kula kulmay Culimada degaannada Koonfur Galbeed. War kasoo baxay Madaxtooyada…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal ayaa xafiiskiisa kula kulmay guddiga Dastuurka ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya iyo Guddiga Madaxabannaan ee Dastuurka. Guddiga waxaa ay uga warbixiyeen guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh…
Sii Hayaha Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa la kulmay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Xukuumadda Somaliya. Kulanka oo salka ku hayay dardargelin shaqooyinka dowladda iyo is-xog wareysi guud ayaa…










