Warsaxaafadeed kasoo baxay shirkii magaalada Garowe uga socday Puntland iyo Jubbaland ayaa lagu sheegay in madaxda labada maamul ay qeyb ka ahaanayaan shir wadatashi oo Muqdisho ka dhacaya loogana hadlayo…
Yearly Archives
2020
Wafdi uu hoggaaminayo Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug. Wafdiga Gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa waxaa Garoonka Ugaas…
Madaxweynihii hore ee maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan, ahna guddoomiye ku xigeenka madasha xisbiyada qaran ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Shariif Xasan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha…
Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor) ayaa xafiiskiisa madaxtooyada ee magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb. Madaxweyne Qoorqoor ayaa…









