Doodan ka baxdey Idaacada Warsan ee Magaalada Baydhabo ayaa looga hadley saameynta Coronavirus uu ku yeeshey howlihii shaqo ee xaruunta xalinta khilaafdka Degmada Baydhabo,waxaa ka qeyb galey Guduumiyaha xaruuntaas iyo…
Yearly Archives
2020
Wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka oo gaaray magaalada Dhuusamareeb
written by HAJI
Wafdi uu hugaaminayo sii hayaha wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka soomaliya mudane, Xamsa siciid xamsa ayaa manta gaaray caasimada Galmudug ee dhuusomareb. Garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusomareb waxaa kusoo dhoweeyay…
Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka, “Ciqaabta Iyo Mihnadda Saxafinimo Waa Kala Caaganyihiin”
written by HAJI
Muqdisho; Arbaco, Agoosto 26, 2020—-Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa bahda saxaafadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xeerka saxaafadda ee dib-u-eegis dheer lagu sameeyay kadib uu saxiixay madaxdweynaha dalka,…
Dhageyso:-Dood ku saabsan saameynta uu ku yeeshey Covid 19 Daraawalada Baabuurta loo yaqaano Dhaweeyada.
written by Warsan Radio
Hoos ka dhageyso qeybtii ugu dambeysey Barnamijka Coronavirus oo Arbaco walbo aad ka dhageysan jirteen Idacada Warsan ee Magaalada Baydhabo.Todobaadkan Barnaamijka wuxu ku saabsanaa saamenta uu ku yeeshey Cudurka faafa…










