Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Yearly Archives
2020
Dowlad Goboleedyada Hirshabelle, Galmudug, iyo Koonfur Galbeed oo ka hadlay shirkii Garoowe
written by HAJI
Madaxweynayaasha Saddexda Dowlad Goboleed ee Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed, oo Shir ku yeeshay Khadka Taleefonka, ayaa soo dhoweeyay Go’aannadii ka soo baxay Shirkii Wada-tashiga Puntland iyo Jubaland ee ka…
Taliska Ciidanka Xooga Oo Si Rasmi Ah Ula Wareegay Gaadiid Gaashaaman Oo Turkiga Ugu Deeqay Soomaaliya “SAWIRRO”
written by HAJI
Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Taliska Ciidanka Xoogga dalka ayaa Maanta si rasmi ah ula Wareegay Gaadiidka Gaashaaman oo Dawladda Turkiga ay ugu deeqday Soomaaliya. Munaasabad kooban oo lagu…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa habeenkii xalay aheyd Magacaabay Guddiga Farsamada ee soo xulista Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa lagu magacaabay…









