Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
2020
-
WARARKA MAANTA
Abiy Ahmed oo 72 saacadood u qabtay inay isku dhiibaan Maamulka TPLF
by Admin November 23, 2020Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali ayaa maamulka iyo ciidamada Tigreega u qabtay 72 saacadood inay isku soo dhiibaan dowladda, iyadoo Ciidamada dowladda Itoobiya ay ku wajahan yihiin magaalada Maqale…
-
WARARKA MAANTA
Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midooney Oo Maanta Kulan Ka Yeelanaya Xaaladda Somalia
by Admin November 23, 2020Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Maanta oo Isniin ah taariikhduna ay ku beegan tahay 23-ka bishaan November 2020 waxaa ay kulan aan caadi aheyn ka yeelan doonaan xaaladda Soomaaliya.…
-
WARARKA MAANTA
Gudoomiye Cabdi Xaashi Iyo Xildhibaano Oo Ku Biiray Shirka Musharaxiinta Madaxweynaha
by Admin November 23, 2020Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku biiray shirka maalintii saddexaad Magaalada Muqdisho uga socda Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya. Shirka oo ah…
-
The Prime Minister of the Federal Republic of Somalia HE Mohamed Hussein Roble met with the Council of Ministers of the South West State of Somalia in Baidoa to discuss…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Laftagareen Oo Kulan La Yeeshay Safiirka Qatar Ee Somalia
by Admin November 23, 2020Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Maanta waxaa soo gaaray wafdi ka socday dowladda Qatar oo uu hoggaaminayay Ambassador Hasan Bin Xamza Asad Maxamed, iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay.…
-
Bodies of five suspected Yemeni fishermen were on Sunday found off coast Hafun in Somalia’s northeastern regional state. According to locals, bodies have washed up on the beach were collected…
-
WARARKA MAANTA
Wasiirka Cusub Ee Arrimaha Dibadda Somalia Oo Soo Gaaray Muqdisho
by Admin November 23, 2020Waxaa saakay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka soo gaaray Wasiirka Cusub ee Arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo dhawaan loo magacaabay xilkaas. Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Khasaaro ka dhashay roob dabeylo wata oo ku dhuftay deegaano ka tirsan Puntland.
by Admin November 23, 2020Inta la xaqiiyey laba ruux oo kalluumeysato Yemeniyiin ah ayaa ku geeriyooday, halka 4 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen, kadib roob dabeylo wata oo ku dhuftay deegaanka Xaafuun ee…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Qoor Qoor oo la kulmay Musharixiinta ka soo jeeda deegaanada Galmudug.
by Admin November 23, 2020Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ ayaa xalay kulan la qaatay qaar kamid ah musharrixiinta xilka madaxtinimada Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Galmudug. Kulanka waxa ka qayb-galay musharrixiinta…

