Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
2020
-
WARARKA MAANTA
Maxamed C/risaaq Maxamuud oo loo magacaabay Wasiirka cusub Wasasrada Arrimaha Dibada
by Admin November 19, 2020Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Rooble ayaa u magacaabay xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed C/risaaq Maxamuud, iyadoo uu xilka ka qaaday Wasiirkii xilkaas hayay Axmed Ciise Cawad. Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda…
-
WARARKA MAANTA
RW Rooble oo magacaabay Guddiga Doorashada Xildhibaannada beelaha Banaadiriga (Akhriso)
by Admin November 19, 2020Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga maamulaya doorashada Xildhibaannada Banaadiriga. Guddigan ayaa ka kooban 11 xubnood, waxaana ay qeyb ka noqonayaan Guddiyada doorashada ee dhowaanahan la magacaabayay.…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Safiirka Ingiriiska Soomaaliya
by Admin November 19, 2020Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay safiirka dowladda UK u jooga Soomaaliya Ambassador Ben Fender ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha iyo safiirka ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Beesha caalamka oo war ka soo saartay doorashadii Hirshabeelle iyo Geedi Socdka doorashada guud ee Soomaaliya
by Admin November 19, 2020Beesha caalamka ayaa markii ugu horreysay war ka soo saartay doorashadii dhawaan ka dhacday magaalada Jowhar ee lagu soo doortay madaxda dowlad gobolleedka Hirshabeelle. War-saxaafadeed ayaa lagu yiri Waxaan ku…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Cabdi
-
WARARKA MAANTA
Itoobiya oo Madaxda hey’adda Caafimaadka aduunka ku eedaysay inay la shaqayso TPLF.
by Admin November 19, 2020Taliyaha ciidanka Itoobiya General Berhanu Jula ayaa ku eedeeyay Agaasimaha guud ee hey’adda Caafimaadka Adduunka ee (WHO) Tedros Adhanom Ghebreyesus inuu xiriir la leeyahay oo uu la shaqeeyo kooxda TPLF…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim
-
WARARKA MAANTA
Taliye ku-xiggeenkii hore ee NISA’’ Guddiyada Doorashada waxaa ku jira Shan Ruux oo Nabad-sugida ka tirsan
by Admin November 19, 2020Taliye ku-xiggeenkii hore ee hay’adda Nabad-sugida Qaranka Ismaaciil Daahir oo warbaahinta wareysi siiyay ayaa ka hadlay doodda ka taagan guddiyada doorashada iyo wax ka jira in ay ka mid yihii…
-
WARARKA MAANTA
Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo maanta kulankii ugu horeeyay la qaatay guddiyada doorashooyinka
by Admin November 19, 2020Ra’isul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulankii ugu horeeyay la yeeshay guddiyada madaxa bannaan ee doorashada heer Federal iyo guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka. Raysal Wasaaraha ayaa kula dardaarmay…
