Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
2020
-
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha aqalka sare oo soo saaray habraaca lagu maamulayo doorashada xildhibaanada gobolada waqooyi
by Admin November 19, 2020Guddoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa soo saaray Habraaca lagu maamulayo doorashada Xildhibaanada labada gole ee ka soo jeeda gobolada Waqooyi (Somaliland). Tallaabadan uu ku dhawaaqay guddoomiyaha aqalka sare ayaa…
-
WARARKA MAANTA
RW Rooble oo magacaabay guddiga maamulaya doorashada xildhibaanada Banaadiriga
by Admin November 19, 2020Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magacaabay xubnaha maamulaya doorashada kuraasta xildhibaanada baarlamaanka ee beelaha Banaadiriga. Xubnaha uu caawa magacaabay Rooble ayaa ka kooban 11-qof, waxaana loo xil…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay dagaalka gobolka Tigrayga
by Admin November 19, 2020Dowladda Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ka soo saartay dagaalka ka socda Waqooyiga dalka Itoobiya ee u dhaxeeya ciidamada Federaalka Itoobiya iyo xoogaga TPLF. War ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxmed C/raxman Cabdulle (Maleele)
-
WARARKA MAANTA
LAFTA-GAREEN AYAA KA QEYB GALAY MUNAASABADAN LAGU DHAARINAYEY GUDOOMIYAHA CUSUB GOBOLKA SHABEELAHA HOOSE.(SAWIRRO)
by Admin November 18, 2020Munaasabadan kooban ee lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ayaa ahayd mid lagu Dhaarinayey Gudoomiyaha Cusub ee Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose Cabduqaadir Shekh Maxamed Nuur…
-
WARARKA MAANTA
Abiy oo shaaciyey caqabad ciidamadiisa ka heysata inay gudaha u galaan caasimada Tigray
by Admin November 18, 2020Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta sheegay in ciidamada federalka ay ku dhawaadeen magaalada Maqalle ee caasimada u ah is-maamulka Tigray-ga, kadib dagaal xoog leh oo ay ciidamadu…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
