Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim
2020
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Kenya oo Muqdisho usoo dirtay wafdi dowladda Soomaaliya kalasoo hadla in xayiraada laga qaado Qaadka
by Admin November 8, 2020Xoghayaha Guud ee Arimaha Dibada Kenya, Danjire Macharia Kamau ayaa gaaray magaalada Muqdisho shalay oo Sabti aheyd, isagoo hogaaminaya wafdi wada hadalo la yeelanaya dowladda Soomaaliya. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idacada Warsan oo aqrinayo Muxidiin Xasan Maxamed (Xusni)
-
WARARKA MAANTA
Wasiir Qorshaynta X.F.S “ waa in aan dar dargalinnaa Fulinta waajibaadka naloo igmaday”
by Admin November 8, 2020Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS mudane Jamaal Maxamed Xasan oo dar-dar-galinaya shaqooyinka horyaalla Waasaaradda ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Guud iyo Agaasime Waaxeedyada iWasaaradda oo arrimo badan…
-
WARARKA MAANTA
Joe Biden Oo La Saadaalinayo In Xayiraadaha Uu Ka Qaado Dalal Ay Ku Jirto Somalia
by Admin November 8, 2020Madaxweynaha la doortay Joe Biden ayaa qorsheynaya in marka ugu horeysa ee uu la warego xilka uu doonayo in uu joojiyo ka xayiraadaha socdaalka ee Donald Trump uu saray in…
-
Kooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa saqdii dhexe ee xalay waxay muwadin Soomaaliyeed ku dileen dalkaasi, kaasi oo ganacsi ahaan u tagay dalkaas. Muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Cabdi…
-
WARARKA MAANTA
Mahadi Guulleed Oo Eedeyn Kulul u jeediyay Guddoomiyaha Aqalka Sare
by Admin November 8, 2020Waxaa sii xoogeysanaya khilaafka dhinaca sharciga ah ee u dhaxeeya Xukuumadda Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaanshi Cabdullaahi oo siweyn uga biyo diiday guddiyada doorashada oo ay dowladdu magacaawday.…
-
WARARKA MAANTA
Madaxda caalamka oo u hambalyeysay Madaxweynaha ladoortey Joe Biden iyo Madaxweyne Kuxigeen Kamala Harris
by Admin November 8, 2020Madaxda beesha caalamka ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay Mareykanka ee Joe Biden. War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wsaaraha Ingiriiska Boris Johnson ayaa hambalyo loogu…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo Oo Hambalyo U direy Madaxweynaha La doortey ee Joe Biden
by Admin November 8, 2020Joe Biden oo ahaa Musharaxii Xisbiga Demoqoraadiga ayaa xalay si rasmi ah ugu guuleystay Doorashadii ka dhacday dalka Mareykanka, isagoo noqday Madaxweynaha Cusub ee dalkaas, wuxuuna ka adkaaday Madaxweynihii hore…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
