Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
2020
-
WARARKA MAANTA
Jadwalka doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo la soo saaray (Akhriso)
by Admin November 7, 2020Guddiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle ayaa maanta soo saaray jadwalka doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle ayaa maanta la soo saaray. Xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabelle ayaa ansixiyay Guddiga doorashada uu maalin ka…
-
Joe Biden ayaa noqon doona madaxweynihii 46-aad ee dalka Mareykanka, kadib guushii uu ka gaaray gobolka uu ku dhashay ee pennsylvania taasoo ka dhigtay inuu ka sarreeyo codadkii doorashada ee…
-
WARARKA MAANTA
Maamulka Koonfur galbeed oo mamnuucday isticmaalka iyo ka ganacsiga daawada Tramandol
by Admin November 7, 2020Dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa mamnuucay isticmaalka daawada Tramandol kadib markii maamulku sheegay in hab qaldan oo loo isticmaalay ay ka dhalatay dhibaatooyin caafimaad. Tramadol waa daawo xanuun baabi’iye ah…
-
– Kaddib fadhi uu maanta oo Sabti ah uu yeeshay Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa gabi ahaanba lagu kala diray maamulkii gobolka Tigray, iyaga iyadoo leysku raacay in maamul cusub loo…
-
English newsWARARKA MAANTA
BREAKING NEWS CNN: Joe Biden elected as 46th president in US
by Admin November 7, 2020Saturday November 7, 2020By Meg Wagner, Fernando Alfonso III, Melissa Macaya, Melissa Mahtani, Veronica Rocha and Amanda Wills CNN PROJECTION: JOE BIDEN WINS THE PRESIDENCY Former Vice President Joe Biden…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim
-
WARARKA MAANTA
Warbixinno laga diyaariyey saameynta COVID-19 oo golaha shacabka la hor geeyay maanta
by Admin November 7, 2020Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulankooda maanta la hor geeyey ajendayaal ay ka mid tahay warbixin ku saabsan saameynta COVID-19 ee cunto soo saarka iyo nafaqada Soomaaliya…
-
WARARKA MAANTA
Wafdi uu hogaaminayo wasiirka Dastuurka Soomaaliya oo gaaray Baydhabo
by Admin November 7, 2020Wafdi uu hogaaaminayo wasiirka Dastuurka dawladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa Maanta soo gaarey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Goboka Baay, wafdiga waxaa garoonka diyaaradaha Baydhabo ku soodhaweyay, Wasiiro, Xildhibaano Ka tirsan Dowlad…
-
WARARKA MAANTA
Codadka uu Biden ka helayo Pennsylvania iyo Georgia oo kordhay iyo wararkii u dambeeyey
by Admin November 7, 2020Musharaxa xisbiga Dimuqraadiga Joe Biden ayaa ku hogaaminaya madaxweynaha Mareykanka Donald Trump codadka la tirinayo ee gobolka Pennsylvania, isagoo haatan ku hoggaaminaya ilaa 29,000 oo cod, waxaana la filayaa in…
