Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
2020
-
WARARKA MAANTA
Gudoomiyaha iyo Golaha Baarlamaanka HirShabeelle oo ansixiyey guddi cusub oo doorasho
by Admin November 7, 2020Baarlamaanka cusub ee maamulka Hir-Shabeelle ayaa kulan ay meenta ku yeesheen magaalada Jowhar, waxay ku ansixiyeen xubnaha guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulkaas. Gudoomiyaha dhawaan la doortay ee…
-
WARARKA MAANTA
Midowga Yurub oo ku deeqay €17.2 milyan oo loogu taageerayo nidaamyada caafimaadka ee Soomaaliya, Suudaan iyo Koonfurta Suudaan
by Admin November 7, 2020Midowga Yurub ayaa ogolaaday inuu bixiyo 17.2 milyan oo Yuuro ah oo lagu taageerayo wadamada Soomaaliya, Suudaan iyo Koonfurta Suudaan. Taageeradan dhaqaale ayaa loogu talo galay wax ka qabashada xaaladdaha…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso Magacyada: Ra’iisul Wasaaraha oo magacaabay Guddiga Doorashada Gobolada Waqooyi
by Admin November 7, 2020Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada aqal ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda Gobolada Waqooyi/Somaliland. Guddigan ayaa ka kooban 11 xubnood…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay Guddiga Doorashada heer dowlad Goboleed
by Admin November 7, 2020Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa magacaabay Guddiga Doorashada heer dowlad Goboleed, kaasoo ka kooban 8 xubnood, waana maamul goboleedkii 3aad ee si rasmi ah u magacaabay Guddiga doorashada heer dowlad…
-
WARARKA MAANTA
Turkiga oo bixiyay qeyb ka mid ah deynta Soomaaliya ay ku leedahay IMF
by Admin November 6, 2020Turkiga ayaa siiyay ku dhowaad 3.4 milyan oo deyn ah oo Soomaaliya ay ku leedahay Sanduuqa Caalamiga ah ee Lacagta Adduunka (IMF), iyada oo qayb ka ah dadaallada la bilaabay…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
Hoos ka dhageyso Ku celis Barnaamijka Beeraha oo todobaadkan aan uga hadleyno Wanaajinta kanaalada waraabka iyo adeegsiga haboon ee biyaha iyadoo si hagaagsan loo maraaynayo Barnaamijka waxaa iska kaashadey Hayada…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil axmed (Bidhaan)
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
