Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
2020
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khalid Cabdi Ibraahim
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabey Xubnaha ku matalaya doorashada Heer Federaal
by Admin November 5, 2020Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa Magacaabay Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Federaal ku matala Koonfur Galbeed. Xubnaha Guddiga uu Magacaabay madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka kooban…
-
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka soo horjeestay guddiga doorashada heer federaal
by Admin November 5, 2020Guddoomiyaha Aqalka sare Soomaaliya Cabdi Xaanshi Cabdullaahi ayaa siweyn uga soo horjeestay guddiga doorashada heer federaal oo ay dowladdu ku dhawaaqday isaga oo eedeyn u jeediyay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cabdi…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Musharax Joe Biden oo ku guuleystay gobalada muhiimka ah ee Wisconsin & Michigan
by Admin November 5, 2020Murashaxa Xisbiga Dimuquraadiga Maraykanka Joe Biden oo hada ku horeeya tirinta cododka ayaa ku guuleystay labada gobal ee Wisconsin iyo Michigan oo kamid ahaa gobaladii uu loolanka adag ka socday.…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Itoobiya oo xaalad degdeg ah ku soo rogtay gobolka ismaamulka Tigray-ga
by Admin November 5, 2020Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo lagu soo rogay gobolka Tigray ee Waqooyiga dalkaasi Itoobiya, kaddib markii Ra’iisal Wasaare Abiy Ahmed uu amray ciidanka difaaca Qaranka in…
-
WARARKA MAANTA
Qaramada Midoobe oo ku baaqday in qaab nabadeed lagu xalliyo xiisadda ka taagan Itoobiya
by Admin November 5, 2020Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe Antonio Guterres ayaa ku baaqay in la dejiyo xiisadda ka taagan dalka Itoobiya laguna xalliyo qaab nabaeeed khilaafaadka jira. Xoghayaha ayaa sheegay inuu aad uga…
-
WARARKA MAANTA
Wasaarrada Arrrimaha Gudaha iyo Federaalka oo hambalyeeysay Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle
by Admin November 5, 2020War Qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarrada Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa lagu hambalyeeyay Guddoonka cusub ee Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar. Sidoo kale…
-
WARARKA MAANTA
Raysal Wasaare Rooble oo magacaabay guddiyada doorashooyinka heer federal
by Admin November 5, 2020Ra’iisul Wasaaraha xukuumada federalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xallinta iyo Khilafaadka ee heer Federaal. Guddiyadan oo ka kooban 25 xubnood oo ah guddiga doorashada iyo…
