Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
2020
-
WARARKA MAANTA
Trump oo qeylo-dhaan soo saaray xili ay weli socoto tirinta cododka!
by Admin November 4, 2020Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo taageerayaashiisa kula hadlay Aqalka Cad ayaa sheegtay inuu isagu guul gaaray xili ay weli socoto tirinta cododka gobalo muhiim ah. Trump oo markii hore cododka…
-
WARARKA MAANTA
Wax walbo aad ugu baahantahay Cidda qarka u saaran inuu ku guuleysto doorashada Mareykanka
by Admin November 4, 2020Tirinta codadka doorashada madaxweynaha Mareykanka ayaa weli socota, ayada oo labada musharax ay aad isugu dhow yihiin, hase yeeshee waxaa horeeya madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Mareykanka Joe Biden. Haddii sida…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Natiijada doorashada madaxtinimada Maraykanka oo goor dhaw la filaayo in lagu dhawaaaqo
by Admin November 4, 2020Doorashada madaxtinimada Maraykanka ayaa lagu wadaa in dhawaan si rasmi ah loo shaaciyo, waxaana haatan soo baxday natiijada codadka ay shacabka iyo Ergada matalaysa gobollada dalkaasi ay ka dhiibteen doorashada…
-
WARARKA MAANTA
Cabdixakiin Luqmaan oo loo doortay guddoomiyaha Baarlamaanka 2aad ee Hirshabeelle
by Admin November 4, 2020Waxaa soo dhamaatay doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka 2aad ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle iyadoo Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed loo doortay in uu noqdo guddoomiyaha Baarlamaanka. Guddoomiyaha cusub ayaa helay 77 cod halka…
-
English newsWARARKA MAANTA
The trail-blazing Muslim, Somali American leaders & Rep. Ilhan Omar wins re-election to US House of Representatives.
by Admin November 4, 2020US Representative Ilhan Omar has won a second term in Congress Minnesota’s 5th congressional district in Minneapolis, Minnesota. 38-year-old defeated her Republican challenger, African American Businessman Lacy Johnson, by 64.6…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Shariif Sheekh Axmed oo markale gaaray magaalada Jowhar ee xarunta dowlad Gobolleedka Hirshabeelle
by Admin November 4, 2020Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa gaaray goor dhaw magaalada Jowhar oo maanta lagu waddo in ay ka dhacdo doorashada Guddoonka Baarlamaanka Labaad ee dowlad Gobolleedka Hirshabeelle. Safarka…
-
WARARKA MAANTA
Wararkii u danbeeyay Doorashada Mareykanka iyo Trump oo ku dhawaaqay natiijo “cajiid u ah”
by Admin November 4, 2020Goobaha codbixinta ayaa bilaabanaya in ay xirmaan dalka Mareykanka, iyadoo Madaxweynaha Jamhuuriga Donald Trump iyo ninka la tartamaya ee Dimuqraadiga, Madaxweyne kuxigeenkii hore Joe Biden, ay sugayaan in saraakiisha doorashooyinku…
