Hoos ka dhageyso Qayba 7 aad ee Barnaamijka Beeraha oo todobaadkaan aan uga hadleyno Wanaajinta kanaalada waraabka iyo adeegsiga haboon ee biyaha iyadoo si hagaagsan loo maraaynayo,Barnaamijka waxa iska kaashadey Hayada Qaramada Midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.
2020
-
WARARKA MAANTA
Muslimiinta caalamka oo loo ogolaaday in ay cimro ku tagaan xaramka
by Admin November 2, 2020Muslimiinta ajaanibka ah ee ka yimaad dalalka kale ee dunida ayaa markii ugu horraysay muddo dhawr bilood ah loo ogolaaday in ay masaajidka Xaramka ee Makka cimro ku tagaan tan…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Amar la duldhigay Ciidamada ka howlgalla deegaannada Koofur Galbeed
by Admin November 1, 2020Shir jaraa’id oo ay si wada jir ah Baydhabo ugu qabteen Taliyaha qeybta 60aad ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, Taliyaha qeybta Booliska gobolka Baay iyo Gudoomiyaha Maxkamada Darajada koowaad ee…
-
WARARKA MAANTA
Gudoomiyaha aqalka sare oo kasoo horjeestay in xukuumada federalku magacowdo guddiga doorashada xildhibaanada waqooyi
by Admin November 1, 2020Guddoomiyaha barlamaanka aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa sheegay xukuumada Soomaaliya in aysan xaq u lahayn inay soo magacowdo guddiga maamulaya doorashooyinka wakiilada gobolada waqooyi u matalaya labada…
-
WARARKA MAANTA
Wararkii ugu danbeeyay Ololaha Doorashada Mareykanka Oo meel xasaasi mareysa
by Admin November 1, 2020Iyadoo laba maalin oo qura ah ay ka harsan tahay maalinta Talaadada ee 3-da November oo ay dhaceyso doorashada madaxtinimada Mareykanka, ayay musharraxiinta ku Tartameysa doorashada ay Sabti shalay si…
-
WARARKA MAANTA
Shariif Sheekh Axmed oo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta dowlad gobolleedka Hirshabeelle
by Admin November 1, 2020Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa goor dhaw gaaray magaalada Jowhar ee xarunta u ah dowlad gobolleedka Hirshabeelle. Magaalada Jowhar waxaa maalintii shalay lagu dhaariyay xildhibaannada Baarlamaanka 2aad…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Howlaha waxqabad ee hayadaha QM ee Soomaaliya Oktoobar 2020
by Admin November 1, 2020Kaalmada Nolosha | Adeegga FAO ee Lacagta Mobile-ka iyo Caawinta Nolosha oo taageeray bulshooyinka ku nool Soomaaliya Adeegsiga Habka elektoroonigga ah ee FAO ee Lacagta Mobilada iyo Caawinta Nolosha ee…
