Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
2020
-
WARARKA MAANTA
Agaasimaha IMF “Afrika waa in laga caawiyaa dhaqaale xumada uu sababay COVID19
by Admin October 11, 2020Agaasimaha IMF Kristalina Georgieva ayaa sheegtay in adduunka waajib ku tahay in uu caawiyo Afrika sida dhibaatadan uga soo kabtaan. Afrika waxaa ay kamid tahay qaaradaha ugu saameynta yaraa feyraska…
-
English news
Armenia Azerbaijan: Reports of fresh shelling dent ceasefire hopes
by Admin October 11, 2020There have been reports of fresh shelling in Nagorno-Karabakh, just hours after a ceasefire between Armenia and Azerbaijan came into force. Blasts hit Stepanakert, the disputed region’s capital, on Saturday…
-
WARARKA MAANTA
DF oo ciidamadii ugu badnaa geysay xaduuda Soomaaliya iyo Kenya
by Admin October 11, 2020Ciidamo badan oo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa la geeyay degaannada xadbeenaadka Kenya iyo Soomaaliya gaar ahaan degmooyinka Beled-Xaawo iyo Mandheera. Tallaabadan ayaa ku soo aaday xilli ay dhawaan…
-
WARARKA MAANTA
Faafaahin Weerar Khasaaro Dhaliyey oo ka dhacay degmada Jalalaqsi
by Admin October 11, 2020Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan weerar la sheegay in Xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab ku qaadeen Saldhiga Booliska degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan. Goobjoogayaal warbaahinta waxaa…
-
Kumanaan qof oo ka mid ah taageerayaasha mucaaradkaa Ivory Coast ayaa isugu soo baxay caasimadda Abidjan, waxayna ka soo hor jeedaan qorshaha madaxweyne Alassane Ouattara uu markii sadexaad ugu tartamayo…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Trump oo la sheegay inuu faafin doonin corona virus
by Admin October 11, 2020Qoraalka Muuqaalka,Donald Trump took off his mask as he prepared to address his supporters on the lawn below Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la shageeyaa in haatan laga bilaabo uusan…
-
WARARKA MAANTA
CIIDANKA AMISOM iyo Al-shabaab oo ku dagaallamay duleedka Baraawe
by Admin October 11, 2020Wararka ka imaanaya degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in uu halkaas dagaal ku dhex maray ciidamada AMISOM iyo Alshabaab, labada dhinac ayaa isku adeegsaday hub cul culus,…
-
WARARKA MAANTA
Midowga Afrika oo Tababar dhanka Xaquuqda Aadanaha u soo Gabogabeeyay Ciidamo ka tirsan AMISOM (Sawirro)
by Admin October 11, 2020Midowga Afrika ayaa sheegay in 25 sarkaal oo ka tirsan ciidanka Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ay dhameysteen tababar dhanka xuquuqda Aadanaha . Tababarkan oo socday labo cisho…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisal wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyaha golaha wakiilada Koofur galbeed (Sawirro)
by Admin October 11, 2020Ra’iisal wasaaraha xukuumadda FS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Dr Cali Saciid Fiqi oo maalmahan socdaal ku joogay magaalada Muqdisho. Mas’uuliyiintan…
