Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
January 13, 2021
-
WARARKA MAANTA
Ilhan Cumar oo ku eedeysay Trump in uu ka danbeeyay weerarkii xarunta Capitol Hill
by Admin January 13, 2021Ilhan Cumar oo ah xubin ka tirsan Kongareeska Mareykanka ayaa si kulul ugu eedeysay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump in uu ka danbeeyay weerarkii lagu soo qaaday xarunta Capitol Hill Waxey…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee IDaacada Warsan oo aqrinayo C/naasir Axmed Mayow (Waaynot)
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Federaalka oo u digtay dadka cadaallada u doonta Maxkamadaha Al-shabaab
by Admin January 13, 2021Wasiirka Wasaarradda Cadaallada Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Jaamac oo warbaahinta la hadlay ayaa u digay dadka cadaallada u doonta Maxkamada Al-shabaab ee ka dhisan deegaannada ka baxsan dhulka ay dowladdu…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisal Wasaare Rooble oo howlaha doorashada u xil saaray Wasiiru-dowlaha xafiiskiisa
by Admin January 13, 2021Qoraal ka soo baxay xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa u magacaabay Wasiiru-dowlaha Xafiiskiisa Cabdixakiin Xassan Ashkir howlaha doorashada. Sida Qoraalka Ra’iisal Wasaaraha ku cad Wasiiru-dowlaha ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Safiirkii hore Maraykanka ee Soomaaliya oo madaxweyne Joe Biden ugu baaqay in ciidamada Maraykanka aan laga saarin Soomaaliya
by Admin January 13, 2021Safiirkii ugu horeeyay ee Mareykan ee Soomaaliya Stephen M. Schwartz (2016-17) tan iyo 1991 kadib, ayaa ugu baaqay madaxweynaha cusub ee dalka Maraykanka, Joe Biden inuu ka noqdo go’aanka ciidamada…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
Hoos ka dhageyso Warka DUhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed Iidoow (Happy)
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Puntland oo kala diray golihii deegaanka Gaalkacyo
by Admin January 13, 2021Madaxwyenaha Puntland Siciid Deni ayaa kala diray golihii deegaanka degmada Gaalkacyo, sida lagu sheegay wareegto caawa kasoo baxday madaxtooyada Puntland. Kala diristaan ayaa kusoo beegmaysa kadib markii dhawaan shaqadii laga…
-
Inta la xaqiijinayo ilaa 7 Askari oo Kenyaaan ah oo ka tirsan howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa lagu dilay Qarax miino kaddib markii la bartilmaameedsaday gaari ay la socdeen Talaadadii…
