Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
January 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Wasiirka caddaalada Soomaaliya oo xoriyadiisa usoo celiyay muwaadin muddo dheer ku xirnaa xabsiga Muqdisho
by Admin January 18, 2021Wasiirka cadaaladda Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa hooyo Luul Cusmaan ku wareejiyay wiilkeeda oo muddo ku xernaa xabsiga dhaxe ee Xamar kadib markii lagu xukumay kiis la xiriira xatooyo hanti…
-
WARARKA MAANTA
Qaramada Midoobay oo ka digtay xaaladda cuni yari ee ka jirta Xudur
by Admin January 18, 2021Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan isku dubbaridka gar-gaarka ee OCHA ayaa ka deyrineysa xaaladda cunto ee magaalada Xuddur. OCHA waxay sheegtay in raashinka uu gabaabsi yahay kadib markii magaalada ay…
-
WARARKA MAANTA
Safiirkii hore ee Mareykanka oo walaac ka muujiyay xaalada Soomaaliya
by Admin January 18, 2021Safiirkii hore Mareykanka u fadhiyay Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa ka hadlay xaalada Soomaaliya, isagoo walaac ka muujiyay xiisada siyaasadeed iyo is mari waaga ka taagan doorashada. Stephen Schwartz ayaa sheegay…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar)
-
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif oo ka digey dib u dhaca doorashada
by Admin January 18, 2021Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay xaaladihi ugu dambeeyay ee arrimaha doorashooyinka dalka isagoo ka digey in dib u dhac uu…
-
WARARKA MAANTA
Beesha Caalamka oo shir isugu keenaysa madaxda DFS iyo kuwa Maamul goboleedyada.
by Admin January 18, 2021Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya xubnaha beesha Caalamka ay wadaan dadaalo ku aadan sidii shir isugu imaan lahaayeen madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada, si loo dhameeyo…
-
WARARKA MAANTA
Wasiir Dubbe Oo Shaaciyay Halka Uu Marayo Dhismaha Wadada Muqdisho Iyo Afgooye
by Admin January 18, 2021Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda ayaa Maanta kormeer ku tegay wadada isku xirta Magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye. Wasiir Dubbe…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muqtaar SHeekh Aadan (Dalmar)

