Natiijada tartan aqooneedka bisha barakaysan ee Ramadan ee Radio warsan habeenkii labaad waxaa ku tartamay group A oo ay ku tartamayeeyn Xaafadaha kala ah Horseed (B) iyo Salaamay(A)
Min todobo su’aal oo la waydiiyey Xaafadaha tartamay ay layimaadeen dhibco dhan
Horseed (B) 8 -11 Salaamay (A)
Sidaasna guusha ku raacday xaafada Salaamay(A) oo latimid 11 dhibcood