Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
April 2021
-
Dhageyso Darsi diini ah oo ku saabsan muhiiimada ay leedahay waxbarashada waxana soo jeedinay Sheekh Xasan Aadan Cabdullahi Dhageyso:-Darsi diini ah oo ku saabsan Waxbarashada was last modified: April 23rd,…
-
Jaamacadda Carabta ayaa ka dhawaajisay inay walaac xoog leh ka qabto Xaaladda Soomaaliya iyo khilaafka ka dhaxeeyo dhinacyada siyaasadda ee Soomaaliya ee ku saabsan doorashadii la filayey inay dhacdo. Bayaan…
-
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay hay’adaha amniga ayaa faray in la dardargeliyo sugidda amniga Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka dhegaystay Hay’adaha ammaanka warbixinno…
-
Mareykanka ayaa taageeray tallaabada Golaha Nabadda & Amniga ee Midowga Afrika uu ku cambaareeyay muddo kordhinta Hay’adaha Dowladda Federaalka. “Waxaan taageersanahay go’aanka Golaha Nabadda & Amniga ee Midowga Afrika ee…
-
WARARKA MAANTA
Midowga Afrika oo kasoo horjeestay go’aankii muddo kordhinta barlamaanka kuna baaqay in lagu laabto heshiiskii 17 september
by Admin April 23, 2021Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika (AU) ayaa caawa soo saaray bayaan ay ku cambaareynayaan go’aankii baarlamaanka Soomaaliya uu labo sano ugu kordhiyay dowladda, kaasoo meesha ka saaraya heshiiskii…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Wareegii 2aad ee Tartan aqoonedka bisha Barakeysan ee Ramadaan
by Warsan Radio April 22, 2021Hoos ka dhageyso natiijada tartan aqooneedka bisha barakaysan ee Ramadan ee Radio warsan oo caawa toos u bilowday wareegii 2aad waxaa ku tartamay group (A) oo ay ku tartamayeeyn Xaafadaha…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:_Dood ku saabsan ahmiyadda ay u leedahay ka qayb galka bulshada ee dimuqraadiyadda dastuuriga ah
by Warsan Radio April 22, 2021Dooda Todobaadkaan waxaa idiinla socodsiinaya Maxamed Cabdiraxmaan Cabdulle waxaana kala qabgalaya C/lahi Nuur Aadan oo kamid ah dhalinyarada Magaalada Baydhabo islamarkaana u ololeeya arimaha dhalinyarada deegaanada kgs iyo Cabdirisaaq Isaaq…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
RW Rooble: “Baaritaan Deg-deg ayaa lagu sameynayaa falkii ka dhacay Garoonka Aadan cadde”
by Admin April 22, 2021Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Xil gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul uga hadlay shaqaaqo maanta ka dhacday gudaha garoonka diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho. Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay…

