Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali Cabdullahi (Gaabshaa)
April 2021
-
Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda xil-gaarsiinta ee Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula qaatay saraakiil ka tirsan militariga Mareykanka Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay wasaaradda, kulanka…
-
WARARKA MAANTA
Talaal labaad ee Cudurka COVID-19 oo Maanta la keenayo Muqdisho
by Admin April 11, 2021Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Axad ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ku wareejin doonta 200.000 oo tallaalka COVID19 ee loo yaqaano Sinopharm Vaccine, oo ay dowladda China soo saartay. Bishan aynu…
-
WARARKA MAANTA
UNICEF oo Wakiil cusub u soo magacaawday Somalia balan qaadna sameeyay
by Admin April 11, 2021Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta oo Sabti ah kaga guddoomay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho waraaqaha aqoonsiga wakiilka cusub ee UNICEF ee Soomaaliya,…
-
WARARKA MAANTA
Muwaadin Soomaali ah oo toogasho lagu dilay gudaha Wadanka koonfur Afrika
by Admin April 11, 2021Kooxo hubeysan oo burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa waxaa ay habeenkii xalay aheyd deegaan ka tirsan Magaalada Cape-town ee dalkaas ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa dadka halkaas ku…
-
Waxaa socota diyaar garowga duugta Amiir Philip, oo ah seyga Boqorad Elizabeth II, kaas oo geeriyooday shalay isagoo jira 99 sano. Faahfaahinta duugta ayaa lagu dhawaaqi doonaa maalmaha soo socda,…
-
Carruurta Amiirka Edinburgh ayaa ka sheekeeyay nolosha aabbahood, iyo “waxyaabihii cajiibka” ahaa iyo waxa lagu xusuusto. Amiirka Wales ayaa BBC u sheegay “tamarta uu u hayay caawinta hooyadey aad ayay…
-
WARARKA MAANTA
Rai’sul wasaaraha UK oo aan ka qeyb gali doonin aaska amiir Philip
by Admin April 11, 2021Rai’sul wasaaraha dalka Britain ayaan ka qeyb gali doonin aaska Amiir Philip oo jimcihii geeriyooday. “si inta suurtagalka ah ay xubno badan oo qoyska ka mid ah uga qeyb galaan…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
