Dhageyso:-Faah faahino ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Magaalada Baydhabo. was last modified: April 10th, 2021 by Warsan Radio
Monthly Archives
April 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed Iidow (Happy)
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Soomaaliya oo Golaha Amaanka uga digtay in la soo faragaliyo arrimaha doorashada Soomaaliya
by Admin April 10, 2021Qoraalkan oo loo dirtay Golaha Amaanka Qarramada Midoobey ayeey dowladda Soomaaliya uga digtay in faragalin toos ah caalamku ku yeeshaan arrimaha gudaha Soomaaliya gaar ahaan doorashada oo ah ayaa lagu…
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad ku guuleysatay madaxtinimada wadankaas, kaddib markii uu helay 98.41% codadkii dadweynaha reer Jabuuti doorashadii shalay. Wasiirka Arrimaha Gudaha Jabuuti Muumin Axmed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Seyga Boqorada Ingiriiska Prince Philip oo Da’da 99 jir ku geeriyooday
by Admin April 9, 2021Prince Philip, oo ahaa Boqoradda Elizabeth II ninkeeda, ayaa geeriyooday isagoo 99 jir ah, sida uu shaaciyay qasriga Buckingham. Amiirka ayaa boqoradda oo xilligaas ahayd Princess Elizabeth guursaday sanadkii 1947-kii,…
-
Dhageyso Barnaamijka Beeraha waxan todobaadkan kagahadleynaa Wakhtiga ku haboon ee dallagga ay tahay in la waraabiyo iyo doorkay ka qaadato wanaajinta geedka iyo faya qab kiis. Dhageyso:-Barnaamijka Beeraha was last…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed Iidow (Happy)
-
WARARKA MAANTA
Maxkamada Sare ee Kenya oo joojisay xiritaanka Dhadhaab iyo Kaakuma
by Admin April 9, 2021Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa si ku meel gaar ah u joojisay go’aankii dhinaca ka rarnaa ee ka soo baxay dowladda Kenya ee ahaa in la xiri doono xeryaha…
